Abdala

Abdala This is history, you can’t change it, i can’t change it

02/06/2026

Gabadh Dalxiise Ruush ah ayaa qaati waxay ka taagned, dadka Hindiyaanka ah ee si joogto ah u weydiisanaya sawirro,... waxay bilowday inay ka qaaddo $1 sawirkiiba 🤣🤣🤣

Maxay kula thy adiga 👇

22/05/2026

War yaa tan oo kle arkay, ❗️

Nin qaxooti Yemeni ah aya laga bur buriye dukaan uu ku laha 🇸🇴 , blse intu dadka u mahad celin laha oo uu dhihi laha wa mshadsan tihiin somaliye inta aan meesha ku ceeshay, habaar buu afka furtay oo waxa uu leyahay, ilahay roob idinma keeno ❗️

22/05/2026

Cristiano Ronaldo on X ✍️

It means so much to us 🏆 YALLA NASSR! 🟡🔵

Ugu dambayn odayga wuu ka baxay abaartii dabo dheer ee koob la,aanta

21/05/2026

"Najaasa taabtay Barxaddii waa daahirinay" Eyl & Garowe maxaa buro ku ah. Bulshada Garoowe oo ka hor yimid qorshaha ee lagu taageerayo kala goynta Somaliya. 👇

.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Qasriga Madaxtooyada Villa Somalia ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiina...
21/05/2026

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Qasriga Madaxtooyada Villa Somalia ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mudane Wang Yu.

Inta kulanka uu socday, labada dhinac waxay ka wada hadleen arrimaha danaha labada dhinac waxayna sahmiyeen waddooyin lagu xoojinayo iskaashiga labada dhinac. Soomaaliya waxay xaqiijisay u hoggaansanaanta mabda'a Hal-Shiinaha, iyadoo u aqoonsatay Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha inay tahay dowladda kaliya ee sharciga ah ee Shiinaha, iyadoo u aragta Taiwan inay tahay qayb aan laga gudbi karin oo ka mid ah dhulka Shiinaha, waxayna ka soo horjeeddaa nooc kasta oo "madaxbannaanida Taiwan".

Madaxweynaha ayaa muujiyay sida Soomaaliya ay uga mahadcelinayso taageerada joogtada ah ee Shiinaha u fidiyay dadaallada dhismaha dowladnimada dalka, wuxuuna muujiyay sida ay Beijing uga mahadcelinayso taageerada joogtada ah ee ay u fidisay madaxbannaanida Soomaaliya, midnimada dhuleed iyo midnimada qaranka.

Villa Somalia ✍️

21/05/2026

Ina adeerayalow Ragan wax Fiqi ka qabsada mala waaye, 🤣🤣🤣

Adresse

Alzeyerstr
Munich
80993

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Abdala erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Abdala senden:

Teilen