CMC MEDIA

CMC MEDIA Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von CMC MEDIA, Social Media-Agentur, Isaac newton, munich Germnay, Munich.

07/09/2026

Shucuurta ardayda imtixaanka mustawayaasha u fadhiisanaysa ee al-arabia college cerigaabo

   Waxa malintii labaad si habsamileh uga socda qaybaha Kala duwan ee al-arabia college cerigaabo, imtixaankii mustawaya...
07/09/2026

Waxa malintii labaad si habsamileh uga socda qaybaha Kala duwan ee al-arabia college cerigaabo, imtixaankii mustawayaasha.

06/09/2026

Nuura axmed toor oo ah Qoraaga buuga cawayska caruurta oo booqatay dugsiga elite islamic academy. dugsiga weli waxa socota diwaangelintii ee waalid h**e u gaadh dugsigu wuxu kuyaal laamiga taga jamacada gollis

05/09/2026

📘 Barnaamijka Nuur Al-Bayaan – Akhris iyo Qorista
Kalkiisii labaad
Machadka Carabiga – Ceerigaabo wuxuu idiin ku bishaaraynayaa barnaamijkan waxbarasho ee fudud, tartiib-tartiib ah, kaas oo lagu baranayo akhriska, qorista, iyo hagaajinta khadka Carabiga.
🎯 Ujeeddooyinka:
Baridda akhris sax ah.
Helidda xirfadda qorista.
Qurxinta iyo hagaajinta khadka.
Dhisidda kalsoonida luqadda.
📚 Waxyaabaha lagu baranayo: Akhris • Qoraal • Khad
⏳ Muddada: bil
💰 Bilaash
🏫 Machadka Carabiga – Ceerigaabo
📝 Isdiiwaangelin furan

🎓 𝐇𝐈𝐈𝐆𝐒𝐈 𝐓𝐄𝐂𝐇𝐍𝐎𝐋𝐎𝐆𝐘 𝐂𝐎𝐌𝐈𝐍𝐆 𝐒𝐎𝐎𝐍 — 𝐃𝐇𝐎𝐖𝐀𝐀𝐍 𝐅𝐈𝐋𝐎 𝐗𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐞𝐛𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐢𝐢 𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐢𝐠𝐬𝐢 𝐓𝐞𝐜𝐡𝐧𝐨𝐥𝐨𝐠𝐲 ayaa 𝐝𝐡𝐨𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐪𝐚𝐛...
05/09/2026

🎓 𝐇𝐈𝐈𝐆𝐒𝐈 𝐓𝐄𝐂𝐇𝐍𝐎𝐋𝐎𝐆𝐘

𝐂𝐎𝐌𝐈𝐍𝐆 𝐒𝐎𝐎𝐍 — 𝐃𝐇𝐎𝐖𝐀𝐀𝐍 𝐅𝐈𝐋𝐎

𝐗𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐞𝐛𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐢𝐢 𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐢𝐠𝐬𝐢 𝐓𝐞𝐜𝐡𝐧𝐨𝐥𝐨𝐠𝐲 ayaa 𝐝𝐡𝐨𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐪𝐚𝐛𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐲𝐬𝐚, haddii 𝐑𝐚𝐛𝐢 𝐢𝐝𝐦𝐨.

𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐚:
𝟏𝟎 𝐒𝐄𝐏𝐓𝐄𝐌𝐁𝐄𝐑 𝟐𝟎𝟐𝟔 — 𝐊𝐇𝐀𝐌𝐈𝐈𝐒

𝐂𝐎𝐌𝐈𝐍𝐆 𝐒𝐎𝐎𝐍… 🎓

Ardayda sanadka  ka baxday mac'hadka shiikh xasan xuseen ayaa maamuus u sameeyey macalimiintodii iyo maamulka guud ee ma...
04/09/2026

Ardayda sanadka ka baxday mac'hadka shiikh xasan xuseen ayaa maamuus u sameeyey macalimiintodii iyo maamulka guud ee mac'hadka.

Nuura axmed toor oo ah qiraaga buuga cawayska caruurta oo booqatay dugsiga elite islamic academy   dugsiga weli waxa soc...
03/09/2026

Nuura axmed toor oo ah qiraaga buuga cawayska caruurta oo booqatay dugsiga elite islamic academy dugsiga weli waxa socota diwaangelintii ee waalid h**e u gaadh dugsigu wuxu kuyaal laamiga taga jamacada gollis

03/09/2026

Ah.cawil faatax iyo sh.maxmed Cali biixi. Laba shiikh oo miisan wayn ku leh Gobolka Sanaag

Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Sanaag ayaa loo magacaabay. Maxamed Xasan faahiye culus Halka Gudoomiye ku xigeena laga dhi...
03/09/2026

Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Sanaag ayaa loo magacaabay. Maxamed Xasan faahiye culus

Halka Gudoomiye ku xigeena laga dhigay. Siciid Ibraahim Maxmed samatar.

Adresse

Isaac Newton, Munich Germnay
Munich
02459

Telefon

+252637018005

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von CMC MEDIA erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen