06/09/2026
🚨
sida xog aan ku helanay odeygi Muungaab agaa ayaa lagu amray in uu diyaariyo banaanbaxayaal turkiga lagu taageerayo oo Jawaab loga dhigayo kuwii maalmahan ka dhacayay magaalooyinka qar ee Jubland.
taliska mudadhaafka ah ayaaa umuqda markan in xooga saarayi sidii udaboolilahaa cabashada dad waynaha oo ay ka dhiidhiyeen mashaqadii kubdhacday taliye shub.
hadaba sidee kula muqata adi .!?