Somali Light TV

Somali Light TV Kani waa Bogga Rasmiga ah ee Tefishinka Somali Light TV. Hadii adan horey noola socon Hada nagu soo biir. "kusoo dhowoow pogeena.. WhatsApp +252616046430

Warar, Warbixino, Codadka dadwaynaha, iyo dhacdooyinka Kadhaca Dunida oo dhan naga filo. " Marka hore kusali xabibkeena Mohamed SCW scw scw scw. waxaan diyaar kulanahay in aan kaga warano wararka geyiga somalida ay degto iyo kuwa caalamka intii kale,

waaana ididiladeena hanka sare aan higsanayno. "marwlabo kusoo dhowow pogeena rasmiga ah..

Madaxtooyada JFS ayaa lagu soo kordhiyey dhismayaal cusub oo isugu jira Xafiiska uu Madaxweynuhu ku shaqeeyo oo muuqaalk...
01/10/2025

Madaxtooyada JFS ayaa lagu soo kordhiyey dhismayaal cusub oo isugu jira Xafiiska uu Madaxweynuhu ku shaqeeyo oo muuqaalkiisa oo idil dib u dhis iyo casriyen lagu sameeyay, xafiiska Amniga, xafiiska Hab-maamuuska iyo Dhismayaal kale oo isagu jira hoy iyo xafiisyo aad u qurxoon.

Dib u dhiskaan lagu sameeyay Madaxtooyada Qaranka ayaa qayb ka ah horumarinta shaqooyinka baaxada leh ee ka socda dalka iyo in madaxda soo booqanaysa dalkeenna lagu soo dhaweeyo goobo qurxoon.

Somali Light TV

  Xogo Qarsoon oo helay Tefishinka Somali Light TV ayaan halkaan ku bahinay.
01/10/2025

Xogo Qarsoon oo helay Tefishinka Somali Light TV ayaan halkaan ku bahinay.

01/10/2025

Degdeg:-Axmed Madoobe oo diiday in ilalada Xasan Shekh lageeyo kismaanyo isagoo ka maqan iyo Kala shaki Cusub…. Somali Light TV

Madaxweynaha Soomaaliland ayaa sidaa dhahay xili uu shir caalami ah ogu qayb galayey dubai.
30/09/2025

Madaxweynaha Soomaaliland ayaa sidaa dhahay xili uu shir caalami ah ogu qayb galayey dubai.

Maxatahay qorsha degaal ee Magalada baraawe loogu dhawaaqay.. Somali Light TV
30/09/2025

Maxatahay qorsha degaal ee Magalada baraawe loogu dhawaaqay.. Somali Light TV

 -MW Xasan Sheekh .. safarka Madaxweynaha Maso af-jaridoontaa kjilafkii kala dhexeyey maamuladaa...!?   Somali Light TV
30/09/2025

-MW Xasan Sheekh .. safarka Madaxweynaha Maso af-jaridoontaa kjilafkii kala dhexeyey maamuladaa...!? Somali Light TV

  .Muhiim ah kulamo Qaraoodi ah iyo arimo laxariira xalada Gobolka Gedo.   Somali Light TV
30/09/2025

.Muhiim ah kulamo Qaraoodi ah iyo arimo laxariira xalada Gobolka Gedo. Somali Light TV

Marka Waxaan Aaminsanahay in Dacish Xoogeeda ay jabtay"  Balse Waxaa dhicikarta  dad geeska Afrika kaso jeeda, ama aan h...
29/09/2025

Marka Waxaan Aaminsanahay in Dacish Xoogeeda ay jabtay" Balse Waxaa dhicikarta dad geeska Afrika kaso jeeda, ama aan hubno in ay somali yihiin. oo aadna u yer-yihiin, oo hadii laraadiyana raad yelankarta ayaa wali mesha joogti..! Somali Light TV

Xiliga Nabada waxaa la dhisaa Ciidanka  si loo adeegsado xiliga Degaalka, Somaliya Ciidanka waxaa ladiyariyaa oo ladhisa...
29/09/2025

Xiliga Nabada waxaa la dhisaa Ciidanka si loo adeegsado xiliga Degaalka, Somaliya Ciidanka waxaa ladiyariyaa oo ladhisa xiliga. degaalk" isla xiligaa ayaan adegsanaa.'" Somali Light TV

Gudomiyaha BJFS "Aadan Madoobe,, oo sheegay in inta ka harsan cutub-yada Dhaqasi loo gu shaqayndoono.  Somali Light TV
29/09/2025

Gudomiyaha BJFS "Aadan Madoobe,, oo sheegay in inta ka harsan cutub-yada Dhaqasi loo gu shaqayndoono. Somali Light TV

Madaxweyne Xasan shiiq " Dastuurka inta hartay waa..SeeMore Somali Light TV
29/09/2025

Madaxweyne Xasan shiiq " Dastuurka inta hartay waa..SeeMore Somali Light TV

Madasha Badbaadada Gobolka Banaadir oo ay ku midaysan yihiin siyaasiyiin xilal kala duwan kasoo qabtay Gobolka Banaadir ...
29/09/2025

Madasha Badbaadada Gobolka Banaadir oo ay ku midaysan yihiin siyaasiyiin xilal kala duwan kasoo qabtay Gobolka Banaadir ayaa war murtiyeed kasoo saaray arrimaha dhul-boobka, doorashooyinka halka dhinac ah ee loo qorasheeyay Gobolka Banaadir, ku takrifalka cabshuuraha iyo arrimo kale.

Hoos ka akhri warmurtiyeedka oo dhammeystiran. ⤵️

Adresse

Mainz

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Somali Light TV erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Somali Light TV senden:

Teilen