Wariye Somali Media

Wariye Somali Media kala Soco Wararki u Danbeyay, wacdi Sheekoyin xiiso le, Dhacdoyinka Caalamka ka dhaca, Qosol & Qoraxo

30/07/2025

Hadii ad ka mid tahay dadka caafimadka ku soo toosay salaad subaxna Alle waafajiyay dheh Alxamdulillaah

29/07/2025

Hadii saaka aad kamid tahay dadka caafimaadka kusoo kacay salaadi subxna Alle wafajiyay dhe Alxmdulilaah 🤲

28/07/2025

Fanaan suldaan seeraar oo u heesaya dad aan afkiisa fahmahayn oo isaga la yaaban

27/07/2025

Soomaalida iyo Qashinka.!!!

23/07/2025

: Casuumadaha qaarkood laf aad maraqsataa dhaanta, yaa tiriyay gabaygan?

Sidaan waxaa Gabadhaan u galay waa seygeeda iyada qabay. Waxey uga timid dalka Holland, si ay u midoobaan lakin wuxuu ku...
22/07/2025

Sidaan waxaa Gabadhaan u galay waa seygeeda iyada qabay. Waxey uga timid dalka Holland, si ay u midoobaan lakin wuxuu ku garaacay dhagax mutuleel ah

“Ma garanayo sababta uu ilaa iyo hada sidaan iigu galay. Wadanka waxan joogaa hal isbuuc, wuxuuna igu haayay jir dil iyo caga jugleyn. Kadib ayuu igu garaacay mutuleel”

21/07/2025

😄 Woow! 😁
Koorso im-badan la wada sugaayey — hadda waa diyaar! FOLLOW US|

🌐 WEB DEVELOPMENT COURSE |
HTML5 & CSS3 | Frontend Design

💰 Qiimaha: $20 kaliya!
📞 +252 654 854 140
🔗 Goobta: www.tacliim.com
🎓 Kulliyadda Taclim Technology

🤲Alxamdulillaah Rabil Caalamiin dheh wll🤲

Koorsadan Waa fursad aadku baran karto aasaaska horumarinta websaydyada adigoo adeegsanaya HTML5 iyo CSS3 – waa albaabka laga soo galo barnaamijyada (coding/programming).

🎥 Koorsadu waxay ka kooban tahay:
✅ 26 muuqaal tayo sare leh (xalqado)
⏱️ Midkiiba 10–15 daqiiqo
🕕 Wadarta: 6 saacadood oo casharro qoto dheer leh

📌 Waxaad Ka Faa’idi Doontaa:✅

🚀 Fahamka sida website-yadu u shaqeeyaan
🎯 Kartida dhisidda bogag casri ah oo la jaan qaadaya teknoolojiyadda
🔧 Isku xirnaanta iyo shaqo wadajirka ka dhaxeeya HTML5 & CSS3
🧠 Barashada xirfad fure u ah dunida developers-ka ee mustaqbalka.

📦 Koorsadu Waxa Ay Wadataa:
🛠️ Mashruuc weyn oo dhamaadka la dhisayo
📘 Roadmap Guide – ku hagaya talaabo-talaabo
📚 Buug Tixraac – ilaha lagu xoojin karo fahamka
🤝 Taageero iyo Talooyin Joogto ah
🎓 Shahaado Cadeyn ah – muujinaysa xirfaddaada

📍 Koorsadu waxay diyaar kuugu tahay madasha 🌐 www.tacliim.com |
👉 Wax dheeraad ah ka ogow: https://tacliim.com/course/687de2894cd1b381171c0a2b
📞 La xiriir: https://wa.me/+252 654 854 140

🔥 Ha seegin! Ku bixi $20 si aad u bilowdo safarkaaga barnaamijyada webka maanta!

20/07/2025

Hadii ALLE Salaada Subax ku Waafajiyey Saka Cafimadna Kuso Kacday dheh
ALXAMDULILAAH 🤲 dad baan so kicinba

Adresse

Isaac Newton
Munich
02459

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Wariye Somali Media erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Wariye Somali Media senden:

Teilen