Mustafe Cumar Cabdi

Mustafe Cumar Cabdi page_kaan waxaad ka heli doontaa muuqaalo nuxur leh ee adoo mahadsan follow igu sharaf waxaad pagkan ka heli doontaa muuqaalo ku cajab galiya haddi alle idmo

07/08/2026

Ilaahay xaqiiqda haya lkn labadooduba uur ayay leeyihiin

06/08/2026

Tani waa qayrul-masuulnimo weyn🤔

🚨 𝗠𝗔 𝗢𝗚𝗧𝗔𝗛𝗔𝗬: Mika Godts, oo lala xiriirinayo inuu ku biirayo kooxda PSG, ayaa la sheegay inuu qaatay diinta Islaamka, i...
06/08/2026

🚨 𝗠𝗔 𝗢𝗚𝗧𝗔𝗛𝗔𝗬: Mika Godts, oo lala xiriirinayo inuu ku biirayo kooxda PSG, ayaa la sheegay inuu qaatay diinta Islaamka, inkastoo uusan si rasmi ah oo fagaare ah u xaqiijin arrintaas.

Ciyaaryahanka reer Belgium ayaa sheegay in xaaskiisa, Haifa Salem Ali, ay tahay gacalisadiisii carruurnimada:

“Waxaan xaaskayga garanayay tan iyo markii aan jiray 14 sano. Waxay ahayd go’aan aan si ula kac ah u qaadanay inaan da’yar is guursanno. Waxaan rabnaa inaan si wadajir ah u dhisno nolol deggan.”

Waxa kale oo uu sheegay in xaaskiisu ay yaraanteedii ku soo kortay Soomaaliya xilli dagaallo ay ka jireen:

“Waxay Soomaaliya ku soo martay dagaal iyo waxyaabo badan oo aad u xun. Waan ka wada hadli karnaa arrimahaas, balse mar walba ma aha wada sheekeysi fudud.”

Markii la weydiiyay inuu qaatay diinta Islaamka, Godts wuxuu ku jawaabay:

“Inaan Islaamka qaatay iyo in kale? Taasi waa arrin gaar ii ah. Waxaan adduunka ku eegaa maskax furan. Diimaha waan xiiseeyaa, waana bartay. Iimaanka waxaa ku jira waxyaabo badan oo qurux badan oo qofku noloshiisa ku dabaqi karo.”

Maxaa Kaaga baxay adiga ?

Alle ha unaxariistee waxaa saaka magaalada Hargeysa kugeeriyootay Salma Cabdirasaaq Cismaan oo uu gubay Wiil ay xiriir l...
06/08/2026

Alle ha unaxariistee waxaa saaka magaalada Hargeysa kugeeriyootay Salma Cabdirasaaq Cismaan oo uu gubay Wiil ay xiriir lahaayeen oo ay Block ka saartay baraha bulshada.

Kadib Xaalad adag iyo dhaawac daran oo gubniin ah saakay ayey dhimatay, Wiilkii gubay oo isaguna isgubayna maalmo kahor ayuu dhintay.
Ilaahay hau wada naxariisto.

05/08/2026

Baabka wuxuu taagan yahay wiilkaaga maxaa oga soo tagtay🤣
Diyaaradaas inuu tusuu rabaa🤔

04/08/2026

Aniga uur ayaan u leeyahay , gabadhayda Uur ayaay u leedahay mida kalena wuu fara xumeeyay"
Sidaas waxaa dhahday Khadra Cali Cusmaan🤔

04/08/2026

Ninkaan dhalinyarada ah waa fahmay dhagarta uu siciid dani ku hayo dhalinyarada ree puntland..
Kulahaa wuxuu rabaa xoolaha uu aruursanaayo inuu musharax ku noqdo 2027.

03/08/2026

Subxaanalaah🤔

Ma haysaa jawaabtaas?
03/08/2026

Ma haysaa jawaabtaas?

02/08/2026

Jawaabtaas ma hayaaa?

Adresse

Munich

Telefon

+252616709245

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Mustafe Cumar Cabdi erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen

Kategorie