Googaa&cigale TV

Googaa&cigale TV iib waaye Pagekaan qofki ubaahan Welcome

24/05/2024

"Khamriga iyo xashiishka ayaa cabijiray" Wa Gabadha Soomaliyeed oo ka sheekenaysa Nolosha mugdiga ah oo uu nin ajanabi ah gashay.

Xogmaal media.

Hampayo MD said Abdullahi Deni ayaa markale Puntland loo doortay Madaxweynaha 5 sanoo socota.
08/01/2024

Hampayo MD said Abdullahi Deni ayaa markale Puntland loo doortay Madaxweynaha 5 sanoo socota.

24/11/2023

Majeerteen iyo dhulbahante waa balan ineysan ka midhna ka hadhin waana qaqabaneynaa, Waxgaradka Beesha isaaq oo Hanjabaad hawada umariyay beesha Harti

24/11/2023

Daawo Ciidamo katirsan Maamulka somaliland oo isku soo dhiibay Jamaahiirta ciidanka SSC khaatumo.

22/11/2023

Jamaahiirti oo ku damaashaadaya Hubkii iyo Saanaadii ay kasoo Qaniimeesten Ciidamada Maamulka Somaliland.

Xogta dagalkii manta kadhacay qori lugud30 dhimasho xaga isaaq 20 maxbuus xaga isaaq, hal samaron ku jira 3 gaadhi oo 37...
22/11/2023

Xogta dagalkii manta kadhacay qori lugud

30 dhimasho xaga isaaq
20 maxbuus xaga isaaq, hal samaron ku jira
3 gaadhi oo 37 iyo suug laba dhuumood isku jira
4 gaadhi yar yar ah dhikiishe saran yahay
Deeganka buqdharkayn waa laga qabsaday
...................................................................................

Xaga SSC-Khaatumo state of Somalia 🇸🇴

Dhimasho 7 ah
Maxabiis waxba lagama qaban
Gadiid waxba lagama qaban
Deegan lamaga qabsan

Fadlan share si aad wararka kale ula socotaan

22/11/2023

Qalasyadii Maanta feedhaha u Qaawisteen maamulki Snm, Gaadhigan Qaaniimoyin la qabtuu kamid yahay

Qaniimadan saaka laga furtay ciidamada maamulka somaliland
22/11/2023

Qaniimadan saaka laga furtay ciidamada maamulka somaliland

22/11/2023

Qaniimo kaloo cusub oo laga qabsaday somaliland 14 mabuuxna waa laga hayaa

22/11/2023

Maxabiis kaloo cusub oo laga qabtay ciidanka somaliland sidii ugaadhi unbaa laso qaqabanayaa hawshu waa socotaa

22/11/2023

Daawo maxabiis cusub oo saaka somaliland laga qabtay dagaalki Buqdharkeyn l.

22/11/2023

Jamaahiirta SSC khaatumo oo fariin ka soo
Dirtay buqdharkayn iyo malashiyaadaadkii
SNM oo lajabiyey.

Adresse

Munich

Telefon

+252717666722

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Googaa&cigale TV erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen