Ahmed Gacaliye

Ahmed Gacaliye guushu waaa isku tashi iyo dadaaal aad bixiso

marwalba waxan ku dadaalna inan maskaxdeena furno oon waxyaabo badan curino

Qofta ninka waxba uma reban waa in magtisa laka qadaa🤣Ugu yaraan inay qalbiga u ilaaalisay ahayd🤔
25/10/2025

Qofta ninka waxba uma reban waa in magtisa laka qadaa🤣
Ugu yaraan inay qalbiga u ilaaalisay ahayd🤔

Saddex su’aalood ee uu wajahay qoraaga Ruushka ah ee “Tolstoy”  kadibna wuxuu uga jawaabay sidan:1.Goormuu ahaa waqtigii...
25/10/2025

Saddex su’aalood ee uu wajahay qoraaga Ruushka ah ee “Tolstoy” kadibna wuxuu uga jawaabay sidan:

1.Goormuu ahaa waqtigii ugu muhiimsanaa noloshaada?
2.maxay ahayd shaqada ugu muhiimsan ee aad qabatay ?
3.Waakuma qofka Noloshaada ugu muhiimsan?

Waxaa layaab iyo amakaag noqotay in uu uga jawaabay su’aalahan hal eray oo keliya, waana (hadda).

Yacni waqtiga ugu muhiimsan waa waqtiga aad ku jirto (hadda), hawsha ugu muhiimsanna waa waxa aad qabanayso (hadda), qofka ugu muhiimsan waa qofka aad la fadhido (hadda).

Tani waxay ka dhigan tahay in fahamkaaga ereyga (hadda) uu ku keeni karo isbeddel layaab leh oo noloshaada ah, waayo (hadda) waa furaha dahabiga ah ee furayaasha guusha, hal-abuurka, iyo isbeddelka.

Turjumaad Zaki Bootaan

Sanadkii 2016 kii, john Ripple o markaas ahaa da’aada 70 jir, kasoo jeeday kansas city. Ayaa tagay bank ku yaala kansas,...
25/10/2025

Sanadkii 2016 kii, john Ripple o markaas ahaa da’aada 70 jir, kasoo jeeday kansas city. Ayaa tagay bank ku yaala kansas, isaga oo shaqaalaha u dhiibay warqad ay ku qornayd “ Qori baan wataa, isiiya lacag” kaddib waxa uu qaatay lacag cadadkeeda lagu qiyaasay $2924

Ma uu San ka tegin meeshii, police ayaa halkii ugu yimid xidhayna. Sida laga soo xigtay Forex News waxa ay sheegtay in ay xaaskiisa isku soo dhaceen, uu ka doorbidayo in uu xabsiga ka doorbidayo lasii joogeeda.

Qorshihiisii wa fashilmay markii uu qirtay denbiga, Maxkamadii waxa ay ku xukuntay lix bilood o xarig ah oo lagu haynayo guriga. Iyaga oo lagu darayo kormeer iyo adeege bulsho. Xukunkiisii waxa uu noqday halkii uu ka cararayay🫣

Sxb Hadii Xaajiyadu Ku gaaracdo  Meel aad Ucararto maleedahay magalada aad joogtaa🤣🤣Magaalada Hannover waxaa laga furay ...
24/10/2025

Sxb Hadii Xaajiyadu Ku gaaracdo Meel aad Ucararto maleedahay magalada aad joogtaa🤣🤣

Magaalada Hannover waxaa laga furay xaruntii ugu horeysay ay u carari karaan ama maciin bidi karaan ragga guryahooda lagu garaaco, ee dhanka xaasaskooda xadgudubka kala kulma.

Waa meel yar oo qaadi karta 3 nin oo soo carartay & caruurtooda, waa meel yar balse bilaaw iyo tillaabo hor leh ah.

Qolo la magac baxay "Xafiiska Ragga" ayaa meeshaasi furay, mas'uulna ka ah.

Waxay dheheen waxaa soo siyaadiyay ragga tacaddiga kala kulma dumarka ee magaalada Hannover degan. Sanadkii 2024 oo keliya ayaa 1,293 nin lagu xad gudbay magaaladaasi Hannover.

Waddankan guryo ama xarumo aad u badan oo dumarka tacaddiga la kulma ay u carari karaan ayaa jira. Balse aad bay u yar yihiin xarumaha ragga beerka laga garaacay ay u carari karaan.

Maxaad ka tiri arrinkaas
- Ahmed Kadiye

Reer arsenal iyo Jabahadii atletico madrid ahayd baa cawa ciyaaraya saadaali kulan bal?
21/10/2025

Reer arsenal iyo Jabahadii atletico madrid ahayd baa cawa ciyaaraya saadaali kulan bal?

Aktarkan iyo Atirashadan dad badan oo somali ah generation 2008 2009 aad ayey u yaqanaan musasaal caan ah ayu ahaa oo ha...
27/08/2025

Aktarkan iyo Atirashadan dad badan oo somali ah generation 2008 2009 aad ayey u yaqanaan musasaal caan ah ayu ahaa oo habeen kasta soo gali jiray around 7+ gabadha waxey ula baxeen Barbara halka actor ula baxeen andares bostamenta oo aan is leeyahay qolada turjumeysa in aay magacaa u bixiyeen Hada Taariqda filimkan wax ka ogoow filimkan waxa la sameeyay 2001 gabadha waxa la yiraahda sarah mintz waxey u dhalatay wadanka Colombia 🇨🇴 halka actor magacisa la yiraahdo Francisco Gattorno asna u dhashay Cuba 🇨🇺

Hees caan ah ayu kuso gali jiray la yirahdo
Gabadh yahay qudhaada
Qarnigaan calmadayey" ayey ku bilaabaneysay fanaan Ahmed biif la yiraahdo ayaa qaadi jiray oo hada fanka iskaga tagay.

30/07/2025

Qiso xanuun badan Oo xambaarsan waayo aragnimo iyo ku cibra qaadasho qoto dheer Nagu soo biir sxb 🙏🏽

19/07/2025

Dagaal bilaa Danbiya🤣

16/07/2025

Sxbkaa oo magudbe Ah waataqaanaaye Hoos uga yeedh🤣🤣

15/07/2025


CUDUR KADILASCAY XUMUMADA ……

chelsea waa is xoraysay half kii horaba 🫡🙆🏾‍♂️
13/07/2025

chelsea waa is xoraysay half kii horaba 🫡🙆🏾‍♂️

13/07/2025

Hi chelse🤣🤣🤣

Adresse

Obermehler

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Ahmed Gacaliye erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Ahmed Gacaliye senden:

Teilen