Hamse gadhle

Hamse gadhle isha ku hay halkan marwalba waxan ka wada socon dona arimo badan murti iyo maad

marwalba nagala qayb qaado si bulsha waynta somalidu u noqon lahayd bulsho dhanwalba ka
dhisan

waxad qabsato ayaad ledahay iyo intaa kolba dadaasho

Real dumarkoodii ayaa tumay shalay xalayna raga oo inay u araan  usoo xaman urursaday ayaa ooga aray dhulkana ku jiiday ...
02/02/2025

Real dumarkoodii ayaa tumay shalay xalayna raga oo inay u araan usoo xaman urursaday ayaa ooga aray dhulkana ku jiiday real

Kulankii h**e shan looga badiyay kulankan 7 goal ayay ku badiyeeen waw🔥
01/02/2025

Kulankii h**e shan looga badiyay kulankan 7 goal ayay ku badiyeeen waw🔥

Brightoon cawska garoonka la cunsiyay  🤣🤣
01/02/2025

Brightoon cawska garoonka la cunsiyay 🤣🤣

5 goal ayaa la marinaya brighton halka.reer dudayae ay malinkasta ka badinayaan 🤣🤣🤣
01/02/2025

5 goal ayaa la marinaya brighton halka.reer dudayae ay malinkasta ka badinayaan 🤣🤣🤣

Intii bournemouth ka jartay ayay ka jarayaan brighton
01/02/2025

Intii bournemouth ka jartay ayay ka jarayaan brighton

Amiron tartamada yurub waaa guuldaro la aaan
01/02/2025

Amiron tartamada yurub waaa guuldaro la aaan

Nin kan oo lacag ay chalsea ku radinayso ayaan arki dooona
01/02/2025

Nin kan oo lacag ay chalsea ku radinayso ayaan arki dooona

Chalsea nagaha  ayay lacag ku fardhinaysaaa
01/02/2025

Chalsea nagaha ayay lacag ku fardhinaysaaa

Reer man city xaalka waa ku adag yahay manta
31/01/2025

Reer man city xaalka waa ku adag yahay manta

31/01/2025

Afartii sanno ee u danbaysay ayay isku beegmayaan labadan koxood

31/01/2025

Rasmi: isku aadka kulumada bug baxa champions league aya la sameyay.

🇫🇷 Brest vs PSG 🇫🇷
🇫🇷 Monaco vs Benfica 🇵🇹
🇮🇹 Juventus vs PSV 🇳🇱
🇳🇱 Feyenoord vs Milan 🇮🇹
🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 Man City vs Real Madrid 🇪🇸
🏴󠁧󠁢󠁳󠁣󠁴󠁿 Celtic vs Bayern Munich 🇩🇪
🇧🇪 Club Brugge vs Atalanta 🇮🇹
🇵🇹 Sporting vs Dortmund 🇩🇪

Kulan final ka xamasad badnan doono
31/01/2025

Kulan final ka xamasad badnan doono

“Aabahey wuxuu kasoo jeedaa Eritrea, lakin aniga waxaan ahay Somaali gaar ahaan Majeerteen” sidaas waxaa yiri Sheekh Max...
31/01/2025

“Aabahey wuxuu kasoo jeedaa Eritrea, lakin aniga waxaan ahay Somaali gaar ahaan Majeerteen” sidaas waxaa yiri Sheekh Maxamed Idriss.

Goolhayaha inter  8 ciyaarood ayaa hal gool laga dhaliyay   championka Mataqana koxda halkagoal ka dhalisay ?
31/01/2025

Goolhayaha inter 8 ciyaarood ayaa hal gool laga dhaliyay championka

Mataqana koxda halkagoal ka dhalisay ?

Man city waa koxda kaliyata ee ka socota primier league ee ciyaraysa playoff
31/01/2025

Man city waa koxda kaliyata ee ka socota primier league ee ciyaraysa playoff

PREMIER LEAGUE  GAVARDIOl ayaa ka goal badan ragan ogow waaa difaac ✅️🔴 Darwin Núñez🔴 Gabriel Jesus🔴 Joshua Zirkzee🔵 Chr...
30/01/2025

PREMIER LEAGUE GAVARDIOl ayaa ka goal badan ragan ogow waaa difaac ✅️

🔴 Darwin Núñez
🔴 Gabriel Jesus
🔴 Joshua Zirkzee
🔵 Christopher Nkunku

Barca ugu goal dhalinta badan  waxkale weeyan
30/01/2025

Barca ugu goal dhalinta badan waxkale weeyan

City indho hadhaya ayay ledahay cawaa
29/01/2025

City indho hadhaya ayay ledahay cawaa

Adresse

Ahornweg
Obermehler
99994

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Hamse gadhle erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Hamse gadhle senden:

Teilen