SSB Gangs

SSB Gangs Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von SSB Gangs, Tageszeitung, Prenzlau.

Adkaaatay adkaatay waalee rag Culus ayaa buqdharkayn Iska xaadiriyeyGeneral Maxamed Doog Jaamac Ileeye       waaku daaye...
07/12/2023

Adkaaatay adkaatay waalee rag Culus ayaa buqdharkayn Iska xaadiriyey

General Maxamed Doog Jaamac Ileeye

waaku daayey Maalmahan Soo socda Maydkiina Caynaba waa keenaynaa

07/12/2023

Share dheha

Bal eega sida raga habarjeclo shafka u garaacan jireen majiro reer isaaq ah oo sidan shafka u garaacan karaa aan habarjeclo ahayn. Waa sababta Habarjeclo loogu bixiyay (Derbi isaaq)
Waa qayb kamid ah gabayadii ay ragga habarjeclo shafka ku garaacan jireen



☆Lugta faraska lama loolantiyo laan daroofaha e
☆Anna gabayga layguma legdoo waw laxaad sadaye
☆Liisaan haday dhaafto oo lallabo xooga
☆oo aan lihiinsado intaan lur uk**aandeeyo
☆libaax lama shuqeeyee sidee loo lu'go'ay caawa
☆laanjeerse wax lay yidhiba waa libinta geeraare
☆laf dhannadu masoo maraan laamigaan maro e
☆sida lawyarkigo waalligaan liid cas leeyahaye
☆lag malyuuna bay haybtayada laba kun dheerayde
☆lafaha reer ISAAQ waxanu nahay laanta ugu dheere
☆ Yaa iloodin kara sow arliga leexo qarin mayso



☆bilaa shaqalku booxaaligiyo baanisaha faanka
☆ naga badi reer isaaq beenta iyo baali xooftada e
☆waxase baalku naga taaganyahay maalintii belo
☆barqa weerar dhacay geelashoo bookha laga qaaday
☆barbar orodka raacdada markii boga lasoo gaadho
☆markay labada baallood tahee boogta kala goosta
☆Rag ninkii ba'naan noo arkaa baadha dirirteeda
☆Basarkii qureeshtiyo sidii beder ku faallooye
☆burmadkiyo lallabahaanu nahay buur la hoos galo e



☆Nin isaaq ah godobtiis barta gaadhkaan ka hayaaye
☆Gujiskii baddaan uga dhignahay gebiga daaroode
☆Gildhigaamadaa ii gingiman gaadadaa simane
☆Gaardiga sarkaalkuba ma ledo goor habeenimo e

markale

☆Abidkood dagaal k**a baqaan beesha habarjeclo e
☆Bulbulloow libaax iyo dhurwaa baawar kala roone
☆waxaanu nahay rag lagu beegi jirey boqol ninkoodiiye



☆Hadii aanan qabiil adag ka dhalan qar iyo buur oodan
☆ama aanan qolo sheeganayn qabata liishaanka
☆Qumaati umaan tiriyeen tixihii qarada weynaaye
☆Qushina umaan hadleen maalintuu qoonsimaad dhaco e



☆murtida iyo macnaha gabayga iyo muunnadiyo luuqda
☆waa martabad saroon uumiyaha mawle wada siine
☆mulki kaleba soomaliyeey waa ku muranaaye
☆maansiyo kolkay gabay tihiyo midho la luuqeeyo
☆Sow midhaha Habarjeclo lama mihiibsiinin
☆Maankiisiyo mullaax iyo laf iyo gabay macaankiisa
☆Macdantiisii sow eebahay naguma soo meerin

markale

☆intaan dunida gaal baaridihii dhigannin buugiisa
☆baladkaba waxa lagu daaqi jirey baawarka habarjeclo e
☆Hadaanan bari fadhiyin reer isaaq bogga ma maaleene
☆Bankana laguma foofsheen qoltida baarqabbada weyne
☆maadhiin bacleeyiyo rasaas baraha roobaad ah
☆madfac bawleh iyo rifle baan loo beretensiiyeene
☆Bismillaahiye ragii hubkii boobay baan ahaaye



☆Intaasoo gabiiraa tolkay gees walba uyaale
☆Waxaan ahay halkay ugu gudhaa gebiga Reer shiikhe
☆waxaan ahay gunbaa laga durkaaye gaanka muusaha e



☆Habarjeclo carataa waa ciidankii yurube
☆Cibaarooyin kale yaa uumiyuhu nagu canaantaaye
☆Markay laba cadaawe is heshooy caawin ololayso
☆Wallee dirir nin nagu caajiyaan caalamkaa jirine



☆Taxaabiyo dagaal habarjeclo uma timaadaane
☆Tigraar iyo fallaadh baanu nahay tiger iyo shaashe
☆Tuurtuurka leebkiyo riddada waaku turannaaye
☆buruudkaygu wuxu taabbudyahay tooxa dirireede

markale

☆karaahiyada waa necebnihiyo kulanka shaydaane
☆marse hadii dagaal loo kacoo laysku kululaado
☆kufsi iyo islaam uumiyuhu naga kaxayn waaye
☆Kittoo biidhan baanu nahay iyo keligii laayaane



☆Waxaan ahay hadaad ihaybsateen beesha Habarjeclo e
☆Nimankaa horjoogaanu nahay hurinta daaroode
☆Miyaad hurudday reeraha arlada haysta baan ahaye
☆Harti iyo isaaq geelayaga la hungurayn waaye
☆Hawa beena iyo faanka waa lagu hantaaq maaye
☆Ninkastaa naftiisa ha hafree hibo naloo daaye



☆Abtirsiinyo guudnimo haddii, la isu geed xaadhto
☆Gobta Habarjeclo baan ahay, iyo gaanka xoogga lehe
☆Hadday qoloba gooni u baxdoon, gaar u kala qaado

☆Muusaha garkaa bari degee, g**o fog baan sheegtay
☆Reer Maxamedkaa Geela leh, ee gudub degaan sheegtay
☆Samanaha xarrago gaanbiyee, lagu gartaan sheegtay

☆Guurtida Sanbuur iyo Cimraan, lagu go'aan sheegtay
☆Cumarkaa gardaafo iyo maag, wax u galaan sheegtay.

☆Geyigaa la kala leeyahee, guri san baan sheegtay
☆Kaymaha Gulaanka leh, Saraar gumucyadaan sheegtay
☆Gooddiga Darmaa leh, iyo Nugaal, Galaxyadaan sheegtay

☆Geeddiga hayaanka ah Xadkoo, laga gudbaan sheegtay
☆Ganuunaha biyaha ceelashoo, godob la' baan sheegatay
☆Idaha guuna Geel iyo Lo' iyo, Gini casban sheegtay

☆Senge gaadda weyn iyo Darmaan, garabsataan sheegtay
☆Daaraha Garoommada bannaan, lagu gudbaan sheegtay
☆Mishigaanka guuxa iyo Madfaca, lagu gubtaan sheegtay.

☆Kumanyaal Garaad iyo Cuqaal, gar u baxaan sheegtay
☆Kumanyaal gadhle ah oo, dagaalka is gurtaan sheegtay
☆Gas-ku-jire gurbood soo socdoo, gaban yaraan sheegtay

☆Ooryaha la gaato, iyo hablaha, gololadaan sheegtay
☆Aqallada la goodey iyo Aroos, laga gabyaan sheegtay
☆Ninna kuma godboobine haddii, Giinka lagu doodo
☆Ninki aniga igu gaarayow gobo'di baan sheegtay.

Munich Germany 🇩🇪
07/12/2023

Munich Germany 🇩🇪

06/12/2023

Ciidamada SSB ayaa qabtay gaadhi shilke ah oo ay habarawal
La goosanayso
Habarjecloy Muuse waaka

06/12/2023

2 qodoba waa u dhimasho😂
Waxaad og Tihiin in dhamaan Garaadadii Dhulbahante Garoowe isku shubeen iyagoo ka Capsi qaba hadii Garoowe dagaal ka dhaco in Ciidamadii Majeerteen ka baxayaan Furimaha ka dibna HJ ka adeeganayso😂

Hadii Hal Qashar ka dhaco Garoowe waa u dhimasho OO majeerteenkii futadooda naga ilaalinayey ayaa Furimaha ka baxaya oo Garoowe isku shubaya😂

Hadii doorashadii Puntland 66 Xildhibaan lagu galana waa udhimasho
Oo matalaad ayey ku yeelanayaan 17 xildhibaan ah ka dibna waxoodii awalba Prankiga ahaa ayaa Halkaas ku dhimanaya

Prank 😂

Qaybtii 2aad ee Ciidamadii Ee  Beesha Maxamed Yoonis Gaar ahaan Looge iyo Alamagan ee Reeryoonis ayaa Soo Gaadhay Jiida ...
05/12/2023

Qaybtii 2aad ee Ciidamadii Ee Beesha Maxamed Yoonis Gaar ahaan Looge iyo Alamagan ee Reeryoonis ayaa Soo Gaadhay Jiida Buqdharkayn

Shaqo Ayaa Socoto
Difaaca Dalka Iyo Deegaanka
SSB

Weriye Saleban Kiiko

Alle ha unaxariistee Hooyo 70 Jir ah oo kasoo jeeda beesha Habar jeclo o ayaa lagu dilay Magaalada Laascaanood, sida war...
04/12/2023

Alle ha unaxariistee Hooyo 70 Jir ah oo kasoo jeeda beesha Habar jeclo o ayaa lagu dilay Magaalada Laascaanood, sida warbaahintu tebinayso

Hooyada oo la gawracay ayaa la sheegay inay qayb ka ahaayeen dilkeeda caruur ay ayeeyo u tahay Iyo kuwo aydhashay

Jarmalka iyo saaka
04/12/2023

Jarmalka iyo saaka

Degmada jarati ee Gobolka afdheer ee Gobolka somalida Itoobiya waxaa dagaal qadhaadh ku dhexmaray beelaha   iyo    oo is...
03/12/2023

Degmada jarati ee Gobolka afdheer ee Gobolka somalida Itoobiya waxaa dagaal qadhaadh ku dhexmaray beelaha iyo oo isku dhinac ah iyo Ciidamada Liyuu booliska dagaalkan ayaa la dambeeyay ka Dib markii ciidamada Liyuu booliska ay xasuuqeen dad shacab ah oo ku dhaqnaa deegaankaas

03/12/2023

Markay murugto cumarbaa mintida maalin dirireede

03/12/2023

Deg Deg
Xoogag Hubaysan ayaa saaka la wareegay Amaanka Guriga Ugaaska Guud Ee beesha Arab ka Dib markii Muuse ugu hanjabay xadhig

Adresse

Prenzlau

Telefon

+4917658618791

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von SSB Gangs erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an SSB Gangs senden:

Teilen

Kategorie