Abdullahi Hassan

Abdullahi Hassan Falanqaynta Amniga, Siyaasadda iyo Dhaqaalaha.

24/09/2025

"Sheikh Shariif oo loo Dili rabay sidii loo Dilay Caydiid oo raadinayey Madaxwayne Somaliyeed "7

23/09/2025

maxaa ka cusub puntland, Doorashadda Somalia

23/09/2025

Dhulboobkii oo Qabiil ahaan loo Qaybsaday, iyo Murursade oo Shaati Dowladeed loo Adeegsanayo.

Allaha u raxmadee Jeneraal, Cabdi Ali Qarjab "Qalyare" oo ahaa Taliyihii guutada 2aad ee ciidanka difaaca Puntland ee ar...
23/09/2025

Allaha u raxmadee Jeneraal, Cabdi Ali Qarjab "Qalyare" oo ahaa Taliyihii guutada 2aad ee ciidanka difaaca Puntland ee argagixisada kula dagaalamaya Buuraleyda Calmiskaat ayaa ku geeriyootay qarax miino oo la aasay.

Allaha u raxmadee Jen, Qalyare ayaa kamid ahaa foolaadka Taliyayaasha ciidanka difaaca Puntland ee la dagaalamaya Argagixisada, iyagoo wadajir dhammaan saraakiil iyo ciidanba ugu jira sidii Argagixisada looga adkaan lahaa.

22/09/2025

"Siyaasiyiinta Habar Gidir waxaa ka fiican, Siyaasiyiinta Murursade iyo Xawaadle"

22/09/2025

"Lacagta iyo daaraha dhaadheer waa na duleenee, waa na magac dilee aan iska dhaafno"

Hassan Sheikh

22/09/2025

Madaxwayne Deni oo Caalamka u Sheegay inaysan Dowlad Somaliyeed Jirin, Dastuurkiina Laascaanood lagu Jeexjeexay lagana Abaabulo Dagaal Maamuladda ah.

21/09/2025

Murursade oo isku Mowqif ka noqday Dhulboobka Dayniile!.

21/09/2025

Madaxwayne Hassan Sheikh oo si Xun ula Hadlay Shacabka Somaliyeed!

"Madaxwaynaha Puntland ayaa amray in 2Wasiir iyo Wasiiro ku xigeeno Dhulbahante laga Xayuubiyo Xilka, Garaadkii oo calaa...
21/09/2025

"Madaxwaynaha Puntland ayaa amray in 2Wasiir iyo Wasiiro ku xigeeno Dhulbahante laga Xayuubiyo Xilka, Garaadkii oo calaacalaya"

Ciidamo uu Firdhiye u diray Xamar oo la Waayey!
21/09/2025

Ciidamo uu Firdhiye u diray Xamar oo la Waayey!

Deg Deg Ciidamo Dhulbahante ah oo laga Dajiyey Magaaladda Muqdisho, Dowladda Federalka oo Tababar iyo Qalabayn u samayna...
13/09/2025

Deg Deg Ciidamo Dhulbahante ah oo laga Dajiyey Magaaladda Muqdisho, Dowladda Federalka oo Tababar iyo Qalabayn u samaynaysa

Adresse

Friedrich-Angele-Ring
Rüdersdorf Bei Berlin
15562

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Abdullahi Hassan erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen