Abdullahi Hassan - Journalist

Abdullahi Hassan - Journalist Falanqaynta Amniga, Siyaasadda iyo Dhaqaalaha.

27/12/2025

Madaxwayne Hassan Sheikh Dalka Halis Buu Galiyey, Dastuurka ha u soo Laabto!

23/11/2025

Hassan Sheikh wuxuu wadanka soo Galiyaa Xashiishka!

22/11/2025

Trump oo soo Tarxiilaya Somalidda ku Nool Minesotta!

Dawlada Algeria ayaa Gacanta kudhigtay 3 ruux oo aan la aqoon dhashadooda oo laga helay doon usocotay Spain iyaga oo isk...
20/11/2025

Dawlada Algeria ayaa Gacanta kudhigtay 3 ruux oo aan la aqoon dhashadooda oo laga helay doon usocotay Spain iyaga oo isku ekaysiiyay Ido doonayayna in ay Tahriib ku galaan Dalalka Europe.
Africa tahriibku waxa uu marayaa in xoolo la isku ekaysiiyo.

Maxkamada Gobolka Mudug Magaalada Gaalkacyo waxaa ay saakay furtay dhagaysiga Gal-dacwadeedka Marxuumad Saabiriin oo u g...
20/11/2025

Maxkamada Gobolka Mudug Magaalada Gaalkacyo waxaa ay saakay furtay dhagaysiga Gal-dacwadeedka Marxuumad Saabiriin oo u geeriyootay Tacadi iyo Jirdil loogaystay.
Waxaa ka soo muuqday maxkamada Hodan oo ah eedaysanaha ku eedaysan falkaan.

Xidiga Cristiano Ronaldo ayaa Lakulmay Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Trump kadib Casumaad uu CR7 kahelay Aqalka Cad ee D...
19/11/2025

Xidiga Cristiano Ronaldo ayaa Lakulmay Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Trump kadib Casumaad uu CR7 kahelay Aqalka Cad ee Dalka Maraykanka.
Tan ayaa imaanaysa Kadib waraysi uu bixiyay Cristiano Ronaldo in uu kusheegay in Madaxwaynaha Maraykanku uu yahay shaqsiga dunida nabada Ka dhigay uuna Jeclaan lahaa in uu mar lakulmo.
Nasiib wanaag Cr7 ayaa kamid noqday wafdi si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Aqalka cad ee Maraykanka oo kasoo kucitamay Dalka Saudi Arebia.

Wasiirka Warfaafinta Puntland oo ku xad gudbay Madaxwaynaha Somalia!
19/11/2025

Wasiirka Warfaafinta Puntland oo ku xad gudbay Madaxwaynaha Somalia!

31/10/2025
15/10/2025

Muqdisho Oo Guryaha La Isugu Daadanayo, Laftagareen Oo Yasay Laascaanood!

11/10/2025

Yaa Xamar ku Awood Badan, Sheikh Baladka iyo Macalin Hassan Sheikh ?

11/10/2025

Somalia oo Cagta saartay Xaalad Adag, Tahriibka Libiya oo gaaray Heerkii ugu sareeyey!

Adresse

Friedrich-Angele-Ring
Rüdersdorf Bei Berlin
15562

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Abdullahi Hassan - Journalist erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen