Adan Dooy Dhacdooyinka Maalinlaha ah. TikTok/Somalimunites

Gabadhaan Muuqaalkeeda ayaa Ka caraysiiyay dad badan oo Soomali ah. Bahdilka iyo Gafka ay u gaysatay ninka Odayga ah aya...
19/06/2026

Gabadhaan Muuqaalkeeda ayaa Ka caraysiiyay dad badan oo Soomali ah. Bahdilka iyo Gafka ay u gaysatay ninka Odayga ah ayaana ah sababta carada keentay. Muuqalka commentga👇

Diyaaradii Hadiyada ahayd ee Qatar siisay trump ayaa Imaatay Oo Lagu  Soo dhaweeyay Dhulwaynaha Maraykanaka.Waxa loo bix...
19/06/2026

Diyaaradii Hadiyada ahayd ee Qatar siisay trump ayaa Imaatay Oo Lagu Soo dhaweeyay Dhulwaynaha Maraykanaka.
Waxa loo bixiyay The New Air Force one.

Madaxwaynaha Dalka Brazil oo waxba K**a jiraan kasoo qaaday Neymar.Madaxwaynaha ayaa Dadka waydiiyay maxaan ka dhex hayn...
19/06/2026

Madaxwaynaha Dalka Brazil oo waxba K**a jiraan kasoo qaaday Neymar.
Madaxwaynaha ayaa Dadka waydiiyay maxaan ka dhex haynaa Kubadda cagta hada?
Wiil yar ayaa ugu jawaabay Neymar
Madaxwaynaha ayaa yiri Neymar maba cayaarayo, cunugaas waxa uu noqonaa qofkii u horeeyay oo ka qayb qaata Ciyaaraha Qaab Fogaan arag ah.
Dadkii ayaa aad ugu qoslay.

Halkani waa Seattle oo Jaanta Iskula heshay USA kahor ciyaarta World Cupka ee dhexmaridoonta USA iyo Australia daqiiqad ...
19/06/2026

Halkani waa Seattle oo Jaanta Iskula heshay USA kahor ciyaarta World Cupka ee dhexmaridoonta USA iyo Australia daqiiqad kadib ayay ciyaartu bilaaban.

Madaxwaynaha Maamulka Somaliland Abdirahman Ciro ayaa Booqday Shirkadaha ugu waawayn lisraill Tani waxa ay ka dhigantaha...
19/06/2026

Madaxwaynaha Maamulka Somaliland Abdirahman Ciro ayaa Booqday Shirkadaha ugu waawayn lisraill Tani waxa ay ka dhigantahay sida lagu xusay Boga Madaxtooyada Somaliland in Somaliland ay heshay fursad ay ku hormariso Beeraha iyo waxsoosaarka.

🔥Xiisad ayaa dhex taagan Trump iyo Giorgia meloni kadib markii Trump oo ah madaxwaynaha Maraykanku yiri waxa ay iga Bari...
19/06/2026

🔥Xiisad ayaa dhex taagan Trump iyo Giorgia meloni kadib markii Trump oo ah madaxwaynaha Maraykanku yiri waxa ay iga Bariday/Tuugsatay sawir in ay Ila gasho.
Raisal wisaaraha Italy ayaa usoo jawaabtay oo tiri”Aniga iyo Talyaaniguba wax ma barino”. Xiisadaan ayaaan la ogayn waxa ay ku dhamaan doonto.

Ninkaan oo Kamid ah dadkii ka qayb-galay Daawashadii Ciyaartii DRC iyo Portugal ayaa durba kamid noqday dadka ugu caansa...
19/06/2026

Ninkaan oo Kamid ah dadkii ka qayb-galay Daawashadii Ciyaartii DRC iyo Portugal ayaa durba kamid noqday dadka ugu caansan World Cupka 2026. Waxa ay Marayaan muuqaaladiisa in ay isku diraan xulalka Qaranmada wali aan ciyaarin iyaga oo isku dhahaya waan idinku gaardin doonaa.

Ninkaan Spanish-ka ah ayaa Ka yaabsaday Soomalidii Muuqaalkiisa Daawatay kadib marka ay arkeen qaabka Uu Afsoomaliga ugu...
19/06/2026

Ninkaan Spanish-ka ah ayaa Ka yaabsaday Soomalidii Muuqaalkiisa Daawatay kadib marka ay arkeen qaabka Uu Afsoomaliga ugu hadlayo. Muuqaalka Commentga👇⬇️

Ninkaan ayaa ka yaabsaday dadkii goobta joogay iyo dadkii muuqaalkiisa daawaday, goobtu waa newyork dadkuna waxa ay ku m...
19/06/2026

Ninkaan ayaa ka yaabsaday dadkii goobta joogay iyo dadkii muuqaalkiisa daawaday, goobtu waa newyork dadkuna waxa ay ku mashquulsanayeen ciyaar basketball ah oo dhexmaraysay naadiyada Knicks iyo San Antonio ninkaan oo Kamid ahaa taageerayaasha Knicks ayaa laga war helay isaga oo fooq sare saaran wax kudhacayna aan la aqoon.
Koox dhalinyaro ah oo badbaadadiisa utagtay ayuu marka uu soo naaxay gabar kamid ahayd Shumis ula dhaqaaqay waana dhacdada dad badan ka yaabisay Maadaama Ninkaan Suuxsanaa in uu wareegay marxalada intaas le eg.

Ninkaan Oo taajir isnacay ah Una dhashay Emaratka ayaa Soo bandhigay taajirnimadiisa Kasokow in uu leeyahay hanti faro b...
19/06/2026

Ninkaan Oo taajir isnacay ah Una dhashay Emaratka ayaa Soo bandhigay taajirnimadiisa Kasokow in uu leeyahay hanti faro badan waxaa kale oo uu soo bandhigay Noolaha Galaydh-ka oo aad u tiro badan waxaana uusheegay in ay kamid tahay guulaha uu Gaaray dhaqashada galaydhka.

Adresse

Brückenstr
Rüdersdorf Bei Berlin
15562

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Adan Dooy erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen