MM Somali TV

MM Somali TV Maan Media (MMTV) is a media business owned, nonpartisan and non-governmental organization, estab

02/12/2025

Ciise ha lala waraabeeyo

23/11/2025

Anaga go’dii la noo soo rari-maayo

Waxa sii kordhaya walaaca ay dalalka adduunku ka muujinayaan nidaamkii E-visaha Somalia ee la jabsaday kaas oo 35,000 oo...
15/11/2025

Waxa sii kordhaya walaaca ay dalalka adduunku ka muujinayaan nidaamkii E-visaha Somalia ee la jabsaday kaas oo 35,000 oo qof lagu baahiyaay xogohooda gaarka ah.

Dalalkan ayaa muwaadiniintooda ku wargeliyey in nidaamka E-visa uusan ahayn mid lagu kalsoonaan karo, isla markaana aanu buuxin shuruudaha amniga.

13/11/2025

Madaxwaynaha Somaliland iyo wasiirkiisa madaxtooyada oo labo hadal oo iska so hor jeeda ku dhawaaqay

Shaqooyinkii Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa saaka istaagay, kadib markii shaqaalaha garoonku diideen ...
11/11/2025

Shaqooyinkii Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa saaka istaagay, kadib markii shaqaalaha garoonku diideen inay shaqeeyaan, iyagoo ka cabanaya shirkadda Favori oo la sheegay inay shaqada ka joojisay boqolaal ka mid ah shaqaalaha Soomaalida, si ay ugu beddesho kuwo ajaanib ah.

Shaqaalaha oo arrintan ka cadhooday ayaa dibadda garoonka fadhiistay, halka mashiinnadii baadhista, adeegyada rakaabka, iyo hawlihii kale ee garoonkuna gabi ahaanba ay istaageen.

10/11/2025

Ganacsade Ismaaciil Axmed oo xog cusub oo E-Visa ku saabsan Iftiimiyey

Muwaadiniinta Reer Somaliland ayaa u xaniban weli arrimaha E-visa iyadoo Somaliland maanta ku guul daraystay inay talaab...
10/11/2025

Muwaadiniinta Reer Somaliland ayaa u xaniban weli arrimaha E-visa iyadoo Somaliland maanta ku guul daraystay inay talaabo qaado ka dhan cidii E-visaha ku xidhay Dadka Reer Somaliland .

Rakaab laga reebay Diyaarada Ethiopian Airline oo sitay Visaha Somaliland oo ay ka soo qaaten Ingiriiska ayaa lagu xanibay Addis-ababa , Sidoo kale Rakaabka reer Somaliland ee ka soo safrayay dalalka caalamka oo uu ka mid yahay China ayaa iyaguna u xaniban E-visaha dartii.

Warbixin Faahfahsan iyo waraysiyo arrintaas ku saabsan ayaanu idiin soo gudbinayna.

30/08/2025

Sool Xoraynteedii Sheekhyada Beesha Darood Nairobi 1.8M ayay bixiyeen ….

Amiira wadanka Qadar ayaa ku sugan wadanka Spain . Iyadoo kusoo beegmaysa xili Madaxwaynaha Somaliland uu sheegay inuu k...
29/06/2025

Amiira wadanka Qadar ayaa ku sugan wadanka Spain .
Iyadoo kusoo beegmaysa xili Madaxwaynaha Somaliland uu sheegay inuu ka helay casuumad rasmi ah amiira -ka wadanka Qadar

Tani waa taariikh baritikool xumo waana fadeexad iyo quudhsi lagula kacay shanta Million Madaxwaynii ay soo doorteen wax...
20/06/2025

Tani waa taariikh baritikool xumo waana fadeexad iyo quudhsi lagula kacay shanta Million Madaxwaynii ay soo doorteen waxaana ka.masuula cida madaxtooyada u qaabilsan marti qaadka iyo soodha waynta madaxtooyada Somaliland

15/06/2025

Godadka dhulka hoostiisa ah ee tareenada oo ay ka buuxsameen shacabkii Israel 🇮🇱

15/06/2025

Caruuraha madaxda Isreal qaarkood, halka baabuurta la dhigto ayaa hoy u ah

Adresse

Schwandorf

Öffnungszeiten

Montag 09:00 - 17:00
Dienstag 09:00 - 17:00
Mittwoch 09:00 - 17:00
Donnerstag 09:00 - 17:00
Freitag 09:00 - 17:00
Samstag 09:00 - 17:00
Sonntag 09:00 - 17:00

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von MM Somali TV erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an MM Somali TV senden:

Teilen

Kategorie