Mudug Bila

Mudug Bila Sinaan Cadaalad iyo Sugnaan

06/03/2024

Uluuuuuul uuuluuuul farxadi furan hanbalyo Aabaha luul dhaley iyo ehelkedo dhan iyo ubadjeedaba Iyo umada soomaaliyed iyo qaadiga ama xaqsooraha cadliga ah.

05/03/2024

Inaalilaahi wa inaa ilaahi raajicuun allaha unaxariisto qabrigana ha uwaasiciyo Ayeydey Cudbi xasan Nuur guure oo maanta hargeysa ku geeriyotey. Dhamaan qoyska ayaan xanunka gerida laybsanayaa . Haar ahaan ayeyo qoyskeeda.

28/12/2023

Madax badan baa cunan baan umaleynayaa!
Adiga maxey kula tahey?

Ururada siyaasada ee puntland oo isu diyaarinaya isxulufeysi kadib dorashadii ka qabsontay puntland.Ururrada siyaasadda ...
27/05/2023

Ururada siyaasada ee puntland oo isu diyaarinaya isxulufeysi kadib dorashadii ka qabsontay puntland.

Ururrada siyaasadda ee ku tartamay Doorashada Golaha Deegaanka ayaa bilaabay is xulafaysi lagu raadinayo maayirrada magaalooyinka waa weyn.

Sadexda urur ee helay codadkii ugu badnaa, lana saadaalinaayo in ay u gudbaan axsaab [Haddii aan Dastuurka la furin oo shan loo gudbin] waa Kaah, Mideeye iyo SINCAD e, ayaa loollan adag ugu jira siday u samaysan lahaayeen is xulufaysi siyaasadeed .
si ay u dhistaan golayaasha deegaanka, maadaama ay yar tahay urur heley aqlabiyadda.

Urur siyaasadeedka SINCAD ayaa u muuqda in uu jaangoynayo marxaladda hadda.
iyada oo ay soo baxaan in ay Mideeye iyo Kaah ba ay door bidayaan in ay la dhistaan golayaasha deegaanka - midba dhan kiisa.

Sida ay tilmaamayaan ilo-wareedyo hoose, waxa maanta baaqday kulan uu madaxweyne Deni ku casumey Guddoomiyaha SINCAD, Eng.Jebiye, ka dib markii uu ka cudur daartey Jebiye kulan kaasi.

Yaa mudan in ay is xulafaystaan?

PUNTLAND: Soddonka degmo ee doorashadu ka dhacday iyo sida loo kala heley.~Codadka la kala heley:1. Kaah - 67,8932. Mide...
26/05/2023

PUNTLAND: Soddonka degmo ee doorashadu ka dhacday iyo sida loo kala heley.

~Codadka la kala heley:
1. Kaah - 67,893
2. Mideeye - 48,062
3. Sincad - 28,985
4. Mustaqbal - 15,069
5. Ifiye - 12,864

~Xildhibaanada la kala heley:

1. Kaah - 286 xildhibaan
2. Mideeye - 211 xildhibaan
3. Sincad - 133 Xildhibaan
4. Ifiye - 78 xildhibaan
5. Mustaqbal - 57 xildhibaan
__
Natiijada hordhaca ah, Guddiga Doorashooyinka ka timi.

Dorasho qof iyo cod ah ayaa markii ugu horeysay mudo 25 ah ka qab soontay deegaanada Dowlad goboleedka puntland.Gabi aha...
25/05/2023

Dorasho qof iyo cod ah ayaa markii ugu horeysay mudo 25 ah ka qab soontay deegaanada Dowlad goboleedka puntland.

Gabi ahaanba degaanada puntland ayaa dadkeedu isugu soobaxeen doorasho qof iyo coda marka laga reebo sadex degmo oo ay kamid tahey caasimada puntland ee Garawe.

Dorashadaan oo umada soomaaliyed iyo beesha caalamkuba maalmihii ugu danbeeyey ay indhaha ku hayeen kadib markii dowlada soomaaliya gaar ahaan madax waynaha iyo reysal wasaaruhu ay isku raacen in qabashadeedu burbur keenayso mudo 24 bari gudaheeda ah ayaa ku soo dhamaatay guul.

Taas oo ka dhigan in fiila soomaaliya ku guul dareysatay shirqoolkeedi ku aada doorashada sida ay qabaan siyaasiyiinta iyo shacabka puntland.

Ugu danbayn doorashada maanta qabsoontay ayaa waxay daaha ka qaaday 3 qodob oo kala ah.

1: Hamuunta dadka soomaaliyed ay u qabaan doorasho qof iyo Coda oo ka qabsoonta guud ahaan soomaaliya oo mudo kudhawaad 50 sano ah ayna dorasho kaqab soomin marka laga reebo Soomaaliland oo ayadu si,iskeeda ugu ddhawaaqday inay ka Go,oday soomaaliya.

2: Isku xirnaanta shacabka iyo xukuumada puntland oo muujiyey inaan cidi soo dhex gali karin .

3:sanaag oo muujisay Gabi ahaanba inay tahay puntland.

18/05/2023

Asc asxaabta familka qaraabada ehelka iyo umada soomaaliyedba.
Fadlan flow me like and share .

Adresse

Sinzig
53489

Telefon

+4917622730782

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Mudug Bila erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Mudug Bila senden:

Teilen