22/05/2026
Soonka 9 Maalmood ee Ugu horeeya Dul-xijja.
> Maalinta ugu horeysa qofka sooma: Alle wuxuu dembi dhaaf udoonaa Dhamaan dembiyadiisa.
> Maalinta labaad qofka sooma: wuxuu noqonaya sida adoon sanad dhan cibaadeysanayay.
> Maalinta saddexaad qofka sooma: Ilaahay SWT ducadiisa wuuka aqbalayaa.
> Maalinta afaraad qofka sooma:
Alle wuuka ilaalinayaa faqriga iyo dhibta maalinta qiyaame wuxuu la jiri doonaa kuwa sharafta leh.
> Maalinta shanaad qofka sooma: alle wuuka badbaadiyaa munaafaqnimada iyo cadaabul qabriga.
> Maalinta lixaad qofka sooma: alle wuxuu ku eegayaa il naxariis leh.
> Maalinta todobaad qofka sooma:
Alle wuxuu ka xiri doonaa 30 albaabood oo dhib ah wuxuuna ufuri doonaa 30 albaabood oo khayr ah.
> Maalinta Siddeedaad qofka sooma:
Wuxuu helaa ajir aan cidna ogayn marka laga reebo alle SWT.
> Maalinta sagaalaad qofka sooma: Alle wuxuu udambi dhaafi doonaa dembigii sanadkii lasoo dhaafay iyo sanadka soo socda.
Maalinta tobnaadna waa Eidul Adxa❤️
Share gareey walaal khayrka👍