SkillSom Academy

SkillSom Academy ✨ Skillsom Academy ✨

Skillsom Academy: Hormarinta Xirfada Mustaqbalka. Nagu soo biir!

Waxaan bixinnaa koorsooyin muhiim ah: Lacagaha Dijitaalka (Crypto), Maareynta Waqtiga, iyo Horumarinta Xirfadaha.

10/10/2025

Maxaa kaga qabsamsoomay Sanadkan sii dhamanaaya ee 2025

✨ 3 Caado oo Yar oo Nolosheyda Si Weyn u Badalay ✨Qaar ka mid ah caadooyinka ugu fudud ayaa leh isbeddelka ugu weyn. Mar...
26/09/2025

✨ 3 Caado oo Yar oo Nolosheyda Si Weyn u Badalay ✨

Qaar ka mid ah caadooyinka ugu fudud ayaa leh isbeddelka ugu weyn. Mar walba ma aha waxyaabo waaweyn – waa tallaabooyin yaryar oo joogto ah.

✅ Qoraal Maalinle ah – 5 daqiiqo oo aan qoro waxa aan dareemayo iyo qorshaha maalinta → maskaxda ayaa iga nadiifta.

✅ Akhris Maalin kasta – xitaa 10 daqiiqo buug ah → aqoon iyo fikrado cusub.

✅ Jimicsi Fudud – socod 20 daqiiqo ah → tamar iyo xoog cusub.

⚡ Caadooyinkan yaryar waa dhagaxyo yar-yar oo dhisaya mustaqbal weyn.
👉 “Guusha waa natiijo ka dhalata waxyaabo yaryar oo la isku daray.”

26/09/2025

Sanadkaan waxa Sii dhamaanaya bishii 9.2025 ahdaafta dhigtay sanadka bilawgiisa maxaa kaaga Qabsoomay? mise Doonsa inaad diyaar garoowdo 3bil ee sanadka 2026 ka harsan hade jwb tada ha tahay faflan Nagu soo bir si Aad hadafkaga u gaarto

26/09/2025

📢 Ku soo dhawoow Skillsom Academy! 🚀

Asxaabta qaaliga ah, boggaan waxaan idinku soo bandhigi doonaa:
✨ Koorsooyin online oo tayo sare leh
✨ Talooyin ku saabsan horumarinta nafta & maaraynta waqtiga
✨ Fursado aad kaga faa’iidaysan karto internet-ka

👉 Like & Share si asxaabtaaduna uga faa’iidaystaan.

Adresse

Otfried-Müller-Straße 39/1
Tübingen
72076

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von SkillSom Academy erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen