Gellywood

Gellywood 🔥 Motivation | Lifestyle | Discipline
💼 Entrepreneur & Digital Creator
🌍 Somali inspiration
📌 Daily mindset & growth — EN & SO
👇 Full videos on YouTube

17/01/2026

Gellywood Academy waxay Idiin keentay Cours Cryptocurrency oo Dhameystiran
Hadaa aad Rabto inaad Bilaawdo linkiga Commentka raac

Haddii AI kaa caawin karto hal shay oo noloshaada ah,maxaad dooran lahayd?A) LacagB )ShaqoC) BarashoD) Waqti👇 Hal xaraf ...
16/01/2026

Haddii AI kaa caawin karto hal shay oo noloshaada ah,
maxaad dooran lahayd?
A) Lacag
B )Shaqo
C) Barasho
D) Waqti

👇 Hal xaraf ku qor

15/01/2026
25/11/2025
25/11/2025

📌 Sidee loo noqdaa Financially Independent?

Dad badan waxay u maleynayaan in xorriyadda dhaqaale ay ku bilaabato marka aad lacag badan haysato…
Laakiin run ahaantii waxay ka bilaabataa fikirkaaga, qorshahaaga, iyo xirfadaha aad baranayso.

Haddii dakhligaaga oo dhan uu ka yimaado hal mushahar, matihid Qof Fanancially Independent
Hal bil oo shaqo la’aan ah ayaa kuu abuuri karta dhibaato.

1️⃣ “Hal mushahar keligii nolol ma dhiso.”

Si aad u noqoto financially independent waxaad u baahan tahay:
→ Multiple income streams ( ilo Dhaqaale oo kala duwan)

Tusaale:
• Skill aad lacag ku samayso
• Business online
• Affiliate / Content creation
• Maalgashiyo yaryar

Marka dakhligaagu ka yimaado meelo kala duwan → noloshaadu way xasilloonaanaysaa.



2️⃣ Baro Xirfad Qiimo Leh (Skill)

Qofka maanta guuleysta waa qof leh xirfad qiimo leh, ma aha qof shaqo badan qabta.

Waxaad baran kartaa:
• Video Editing
• Graphic Design
• AI Skills
• E-commerce
• Social Media Marketing
• Crypto Basics

Hal skill oo si fiican loo barto → ayaa Sare u Qaadi karto Xoriyaad dhaqaaleedkaaga



3️⃣ Ka fogow dadka ku Niyad Jabiya

Dad kuu dhihi doona:
“Waa adagtahay“
“Maxaad isku dhibaysaa?”
“Faa’iido ma leh.”

Haddii aad u dhagaysato → riyadaada ayaad luminaysaa.
Haddii aad qalbigaaga dhagaysato → waxaad gaari kartaa meel sare.



4️⃣ Samee horumar yar, laakiin joogto ah

Financial independence waa safar, ma aha hal maalin.

Samee jadwalkan:
• 30 min waxbarasho
• 30 min practice
• 1 content ama fikrad
• 1 tallaabo oo riyadaada ku dhowaansho

90 maalmood gudahood → isbeddel muuqda.



5️⃣ Financial independence waa go’aan

Markaad go’aansato:
• Sida aad rabto inaad u noolaato
• Skills inaad barato
• Lacagta si xikmad leh inaad u maamusho
• Dakhligaaga inaad kala barto

Markaas xorriyadda dhaqaale ayaa bilaabmaysa.

Safarku wuxuu ka bilaabmaa hal eray:
“Bilaaw maanta.”



Haddii aad rabto inaan kuu diyaariyo 3 waddo oo dakhli online ah oo aad maanta bilaabi karto →
“READY” ku qor. Qeybta komentiga

Adresse

Tübingen

Telefon

+491623411633

Webseite

https://beacons.ai/gellywood

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Gellywood erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Gellywood senden:

Teilen