Shafka Birta

Shafka Birta guushu waaa isku tashi iyo dadaaal aad bixiso

marwalba waxan ku dadaalna inan maskaxdeena furno oon waxyaabo badan curino

19/07/2025

Dagaal bilaa Danbiya🤣

16/07/2025

Sxbkaa oo magudbe Ah waataqaanaaye Hoos uga yeedh🤣🤣

15/07/2025


CUDUR KADILASCAY XUMUMADA ……

chelsea waa is xoraysay half kii horaba 🫡🙆🏾‍♂️
13/07/2025

chelsea waa is xoraysay half kii horaba 🫡🙆🏾‍♂️

13/07/2025

Hi chelse🤣🤣🤣

13/07/2025

Xaalka Reer chelse 🤣🤣

11/07/2025

Wuxuu yiri; Mudo 6 bilood markii ay arooskeyga kasoo wareegatay habeen ayadoo xaaskeyga i dhinac jiifto anigana TV iska daawanayo ayaa si lama filaan ah waxaa iigu soo dhacday bashqad, waan furay bashqadii isha ayaana mariyay waxaana ku qorneyd fariintaan; "Waa heblaayo, waxaan maqlay inaad guursatay, balse ogoow inaan wali xiiso kuu qabo".

Gabadha fariinta iisoo dirtay waa gabar aan mudo h**e saaxiibo aheyn, aad ayay u qurux badneyd balse wax calaf ah iskuma helin, taleefankii ayaan iska xiray si aan u hubiyo in xaaskeyga ay soo jeedo ama hurudo.

Markaan dhankeeda soo eegay ayaan waxaan arkay ayadoo hurdo dheer moolka kaga jirta, waxay u muuqatay mid shaqadii ay maanta guriga ka qabatay kusoo yara daashay, markaas ayaan waxaan is weydiiyay; Yaa kalsoonidaan siiyay una ogolaaday in xasiloonidaan ay ku hurudo? Waxay dhex jiiftaa guri cusub, waxayna aad uga fogtahay gurigoodii ay mudo 20 sano ku nooleyd, waxay ka fogtahay ehelkeeda, hadana ayadoo sidaas tahay waxay u jiiftaa si kalsooni leh waliba 100%.

Bal maxaa ku kalifay in wax walba kasoo tagto? waalidkeeda kasoo tagto? walaalaheed kasoo tagto? ehelkeeda kasoo tagto? nolosheedii kasoo tagto? kadibna aniga inta ii imaado guri cusub igula noolaato? Cunto ii kariso? Dharka ii dhaqdo? Murugteyda la murugooto? Farxadeydana la faraxdo? Noloshana ila qeybsato?

Intaas oo dhan waxaa iiga daran kalsoonida ay ku jiifto, sidii iney hubto iney la nooshahay qof masuuliyadeeda qaadi karo, dhibka ka ilaalinaaho, farxadeeda ka shaqeynaayo, noloshana u maceynaayo?

Ilbiriqsiyo yar ayay maskaxdeyda waxaasoo su'aalo ah is weydiiyeen, waxaana iisoo baxday oo caqligeyga iyo garashadeydaba isiiyeen inaan taleefanka soo qabsado isla markaana Block saaro gabadhii dambe ee ila soo xiriirtay, waxaana si kaslooni leh u seexday xaaskeyga dhinaceeda, waxaana iska diiday inaan kalsoonideeda khiyaano niyadana ka dilo.

Cabdiraxmaan Xasan Anteeno✍️

SHEEKADA JIMCAHA🤣Nin gaari wato kuna socdo xawaare 160km saacadii ayaa wuxuu arkay gaari booliska leeyahay oo daba ordey...
11/07/2025

SHEEKADA JIMCAHA🤣

Nin gaari wato kuna socdo xawaare 160km saacadii ayaa wuxuu arkay gaari booliska leeyahay oo daba ordeyso, si uu uga baxsado ayuuna xawaarihii garigiisa sare u qaaday asigoona geeyay 200km/hr kadibna 250km/hr.

Cabaar markii la is cayrsanayay ayuu ninkii daalay gaarigiina joojiyay, booliskii ayaana soo kor istaagay wuxuuna ku yiri; "10 daqiiqo kadib waxaa dhamaaneyso xiligii shaqadeyda waxaana gali doonaa fasaxa todobaadlaha, ma doonayo xiligaan inaan howl cusub galo, marka hadaad ii sheegto hal sabab oo kugu kaliftay inaad xawaaraha gaarigaaga dheereyso sababtaasoo aanan horay u maqal faraha ayaan kaa qaadayaa waana ku fasaxayaa".

Ninkii ayaa ku jawaabay; "Mudo haatan laga joogo labo sano waxaa iga tagtay xaaskeyga ayadoona iga raacday nin boolis ah, markaan ku arkay adigoo i cayrsanaya waxaan mooday askarigii xaaskeyga iga raacday inaad tahay isla markaana dooneysid xaaskeyga inaad iisoo celiso".

Askarigii ayaa markaa goobtii ka dhaqaaqay asigoo waliba leh; "Have a good weekend". 😂

✍ Cabdiraxmaan Xasan Anteeno

09/07/2025
07/07/2025

imaanku haku qabto wll🤭

"Ragga i shukaansada waxay igu dhahaan waad qurux badan tahay laakiin kuguma soo dhiirran karno"Maryan oo ah haweenay So...
06/07/2025

"Ragga i shukaansada waxay igu dhahaan waad qurux badan tahay laakiin kuguma soo dhiirran karno"
Maryan oo ah haweenay Somaaliyeed oo gadhka Timo kuleh ayaa sidan tidhi.

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shafka Birta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shafka Birta:

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share