Somali Central page

Somali Central page ku xidhnow Boogeena,sheekooyinka,wararka, Madadaalooyinka iyo xayeysiimaha.

16/08/2026
23/06/2026

RUUX Kasta oo Tahriibaya Marka ay ugu yar tahay 10 Kun oo dolar ayaa ku baxeysa, waxaan isweydiiyay, Ka waran haddii 10 Dhalinyaro ah oo tahriibi lahaa lacagtaa isku darsadaan waa 100 kun dolar, kadibna ay sameeyaan shirkad weyn oo ay Tahriibka kaga joogi karaan ama ganacsi anfacaya.

Mise waxaan ku jiri doonaa marmarsiiyaha ah QOYSKA marka aad tahriibto oo kaliya ayay wax kuu ogol yihiin ?, haddiise taasi ay dhab tahay, war ruuxa hantida Alle siiyayow, oo marka la tahriibo wax dhiibi lahaayow, marka dhalinyarada aragti idinla yimaadaan aamina oo maalgeliya.

CAQLIGA ha shaqeeyo, waxa isku keyn dirayo, na rafaadiyay oo aan horay ugu socon la’nahay waa SHIIDKA, Xaasidnimada iyo Caqliga oo aan shaqeyneyn.
show

19/06/2026

amiin Yaa Allah

16/06/2026

Ar cirow naga daa waxaan suu ciidamo Soomaaliyeed maaha

Adresse

Veitshöchheimer Str, 1
Würzburg
97080

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Somali Central page erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen