HOPE TV

HOPE TV Warar Barnaamijyo iyo dhexdhexaadnimo halka kala soco in dhiibo fikirkaaga xorta ah adigoo dhowraya xuquuqda warbaahinta

Warar dheeri ah ayaa laga helayaa dagaal qaraar oo ka socda magaalada Bahir Dar ee caasimada Gobalka Amxaarada oo u dhex...
02/03/2024

Warar dheeri ah ayaa laga helayaa dagaal qaraar oo ka socda magaalada Bahir Dar ee caasimada Gobalka Amxaarada oo u dhexeeya Jabhadda Fano iyo ciidanka difaaca Itoobiya ee uu maamulka ra'isul wasaare Abiy Axmed ku gumaadayo Qowmiyadaha waddankaas si gaar ah Amxaraada, Oromada iyo Tigreega.

Ciidanka ayaa lagu soo waramayaa in looga adkaaday deegaanno dhowr ah, waxaana hadda la isla soo galay caasimada Amxaarada.

Xogtii ugu dambeysay ee dagaalka laga helayo ayaa sheegeysa in 150 kamid ah ciidanka Itoobiya ay ku biireen Jabhadda Fano.

Xigasho: Amhara News Service

28/11/2023

Cidamadda ku sugan jiida h**e ee Gobolka Sool ayaa maanta kabhadlay Xalada ka taagan Garowe

01/11/2023

Wararka laga helayo Madaxtooyada Puntland ee Garowe ayaa ku waramaya shirkii Golaha wasiirada Puntland ee caawa ka dib ,Go,aamadii Isimada in Madaxwayne Dani uu Kulan Deg dega kula leeyahay Gudoomiyaha Barlamanka Puntland ,kaas oo.daaran ka tashiga Go,aamada isimada iyo qorshaha Dowlada sidii laysu waafajin lahaa ,

dhinaca kale waxaa jira wasirdowlayaal iyo Kuxigeeno qorshaynaya in ay is casilaaan maadama ay Go,aanka isimada ay Dowladu doonayso in ay ka hor timaado kadibna rabshado ay kandhashaan taas ay ka biyo diideen in ay ku lug yeeshaan sida uu ii sheegay mid ka mida Wasirada is Casilaya oo ka war sugaya Go,aanka Dowlada maada wali uusan kala cadayn

14/10/2023

Dib isu daawo Dani Film la yirahdo ayaa loo shiday Madaxwaynaha

Wadanka Jarmalka oo siweyn loogu soo dhaweyey wasiirkii h**e ee Maaliyadda Puntland ahna Musharax Madaxweyne 2024 Hassan...
01/10/2023

Wadanka Jarmalka oo siweyn loogu soo dhaweyey wasiirkii h**e ee Maaliyadda Puntland ahna Musharax Madaxweyne 2024 Hassan Shire Abgaal.

Munaasabad qado sharaf ah oo ay soo agaasimeen reer Puntlandka Germany ayaa waxaa lagu qabtay magaaladda Worms ee saldhiga hay'adda Seko waxaa kasoo qaybgalay ayuub iyo masuuliyiin kale oo badan.

Isxog wareysi iyo kala war qaadasho kadib wuxuu Musharax madaxweyne iyo masuuliyiinkii kaleba ka wada qaybgaleen xalay munaasabad lagu maamuusayey guushii 25.08.2023 SSC-Khatumo.

Musharax madaxweyne Hassan Shire ayaa kulamo gooni gooni ah la qaatay Jaaliyadaha Puntland iyo Jaaliyadda SSC-KHAATUMO ee qaaradda Europe.

26/09/2023

Ku darsi ma jiro

Adresse

Worms

Öffnungszeiten

Samstag 09:00 - 17:00
Sonntag 09:00 - 17:00

Telefon

+17657746833

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von HOPE TV erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an HOPE TV senden:

Verknüpfungen

Teilen

Kategorie