Galbeed 24 TV

Galbeed 24 TV Linkiga saaran hoos ee YouTubeka kusoobiir oo subscribe dhahso helna warar dheeraad ah iyo xogo muhiim ah

 : Caano kadhama waatan halkaas ka cagotaagtaye
28/07/2025

: Caano kadhama waatan halkaas ka cagotaagtaye

🚨   wakhtigeeda taagan.  Qorqorad meel cidla laga taagey,Degmo gobol iyo Council ma qaateeMaxaa qaldan qoondada maanta? ...
28/07/2025

🚨 wakhtigeeda taagan. Qorqorad meel cidla laga taagey,
Degmo gobol iyo Council ma qaatee
Maxaa qaldan qoondada maanta?

qadiyoo afqabo,
Qarankii quudhso weeye,
Qabiilka qari weeye,
qayax oo qaawi weeye,
qiiro kusooree,
qoomamiyo dagaalee
Xinjiro qalcan qoomka usiiyee🥶

28/07/2025

oo jabinaya beentii ayaa maalinkii 4aad mudaharaadyo wada, isagaa h**ey uyidhi 3 ama 4 cisho unbaa la mudaharaadi kadibna waala iskakala xaroon.

waa diidey waxaas intay xaqooda kahelayaan, reeraha kalena yaysan joojinin oo haku daydaan markaas unbaad cadaalad helaysaan.

28/07/2025

: Ninkan waxaa layidhaahdaa waa andhi miyiga looga yeedhay oo inta uu darajo uxidhey ku qorey dagmada ee waa manaxe arxandaran oo dadkii nag kadhigey oo afduub ugu wada haysta qabalaha isagoo madax furasho karaba, hadadan waxaa uxidhan dad ilaa kabadan oo bilaa dambi ah balse uu siidayntooda lacag kurabo.

FG:- sawirkan waa xili h**e intuusan shaalaqeha iskaxidhan, waxaanse u isticmaalney maadama aan wayney Taswiir kale oo isaga ah cidii haysa hanoosoo dirto warbixin dheer ayaynu ka diyaarine.

28/07/2025

: Qoladii ee canshuurta ka gureysay degan santarka iyo Ayaa la igusoo taabtey in lagasoo eryey saaka oo ay usoo carareen iyagoo ciidan doontey.

Yaan la idin cabsigalinin ha joojina kacdoonka cidii Maamulka kasocotana dhulkiina kasoosaara oo yuusan cago soodhigin intaad xaquuqdiina kahelaysaan.

28/07/2025

: "Xidhiidhkaanu ujarney xukuumada , intay na xasuuqdey oo ay na dulmisey ayay hadana cadaalad daro nagu samaynaysaa, k**a yeelayno inay nagu dulsocoto, kii iga dheerow iga bood"

Guulaysta tolkey oo tuura heeryada .

28/07/2025

Hawo beena waxay fogaysaba danbaa maanta hoos usoocelisay.

Fariin ureeb?

Adresse

Zeitz

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Galbeed 24 TV erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen

Kategorie