Choukri Djibril

Choukri Djibril Cj | ina Djibril contact pro : [email protected]
(3)

11/08/2026

🇦🇹🇪🇺
Masha Allah TabarakkaAllah! Big Up🙌🏾

11/08/2026

Bonne fête de l'indépendance au Tchad 🇹🇩🙏🏾
& mes amis tchadiens

11/08/2026
11/08/2026

Masha Allah Omar. UEFA sidi ugu ficneyd bey yeeleen 👏🏾

Tarikh ba is qoreysa. 👏🏾⚽️🇩🇯🇪🇺🇸🇴Hambalyo Omar Abdulkadir Artan iyo Liban Abdirazack Ahmed. Aad iyo aad ban ugu faraxsana...
11/08/2026

Tarikh ba is qoreysa. 👏🏾⚽️🇩🇯🇪🇺🇸🇴
Hambalyo Omar Abdulkadir Artan iyo Liban Abdirazack Ahmed. Aad iyo aad ban ugu faraxsanahay horumarkiina. MarkU albab u is xidho, kuwo kale ba is fura, taasa Omar hadda ilaahay tusey. Waa nimcoyiinka ilaahay bixiyo. 🔝Kor u socda. 👏🏾

J-1 🙌🏾 big Up Liban | assistant referee ⚽️🇩🇯Fière de toi👏🏾🇩🇯🇪🇺
10/08/2026

J-1 🙌🏾 big Up Liban | assistant referee ⚽️🇩🇯
Fière de toi👏🏾🇩🇯🇪🇺

10/08/2026
Immika ma wilkan baad nagaga cabsineysin?
10/08/2026

Immika ma wilkan baad nagaga cabsineysin?

09/08/2026

🇧🇷 Ninkaa halka ku dhex dhacay horta waa dhaawacmey, kadib ⚽️goalki uu u dabaldagayey, Var-tu wey ka daba tagtey weyna didey. Tageerayasha ku carar bu islaha oo meeshan furan maba arkeynin iyo goalkiisi oo la diidey. Wagagac, ninka waxba heley.

Adresse

Boulas

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Choukri Djibril publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Choukri Djibril:

Raccourcis

Partager