Aqoon Kororsi

Aqoon Kororsi Welcome

26/04/2020



Mahad dhamaan teeda Ilaahay (swt) bey u sugnaatay, isaga ayaanu kaalmo weydiisan neynaa amuuraha adduunka iyo tan aakhiriba. Nabadi dushiisa ha ahaato suubanaha Rasuul keena Muxammadﷺ iyo dhamaan ehel kiisa iyo saxaaba diisa. Aammiin.

Ku darso ogaalkaaga oo ka faa’iidayso su’aalahan Diiniga ah iyo jawaabahoodii oo wada socda waana lama huraan in aad diintaada wax badan ka barataa oo aad ka jawaabi kartaa marka lagu waydiiyo.

Halkaan Ka Bilow
Ka Faa’ideysi Wacan

S1aad: Waxaad sheegtaa magaca Malaga suurta afuufay oo kamid ah mallaigta

J1aad: Malaga suurta afuufaya waxaa la yiraahdaa Israa’fiil.

S2aad: Waxaad sheegtaa geedka ka baxa Jahanama bartankeeda?

J2aad: Waxaa la yidhaahdaa Zaquum.

S3aad: Waxaad sheegtaa macnaha magaca Jibriil?

J3aad: Macnaha Jibriil waa Adoon, sida uu ku fasiray Ibnu Cabaas.

S4aad: Waxaad sheegtaa masaajidka salaada lagu tukadaa ay u dhiganto ajar cumro?

J4aad: Waa masaajidka Qubaa.

26/04/2020

Asc asxabta
Marka h**e Ramadan Karim
Marka xigta kusoo dhawaada page kayga Aqoon Kororsi
Fadlan waxa la iska raba jawabta
Dhamaan abwaninta Somaliyeed

Adresse

Djibouti

Téléphone

+25377480377

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Aqoon Kororsi publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Aqoon Kororsi:

Raccourcis

Partager