Djib-Live

Djib-Live Société de Production & Diffusion Médiatique Digitale
(252)

Djib-Live c'est l’actualité Djiboutienne couvrant dans les domaines politiques, économiques, cultures, sportifs et Publicités

12/08/2025

Jigjiga waa and 😃 ❤️❤️❤️❤️

Gadhaha reer Djibouti 🇩🇯 ah oo kamida Team wiilwile oo so gadhay magalada jigjiga

11/08/2025
11/08/2025

Un Duo magique, un talent artistique exemplaire ❤️❤️❤️❤️❤️

Un remix de la chanson originale GROUP 🇩🇯💪

11/08/2025

Addis-Abeba, la capitale Éthiopienne attire de plus en plus de touristes venus du monde entier !!

11/08/2025
11/08/2025
DJIBOUTI IYO HARGEISA Fanaanunta Djibouti iyo Fanaanunta Hargeisa
11/08/2025

DJIBOUTI IYO HARGEISA

Fanaanunta Djibouti iyo Fanaanunta Hargeisa

Xidiga Codka Djibouti Hassan Omer & Amiira Maxaa Kala Qabsaday + Heeso Kala Kacsan
11/08/2025

Xidiga Codka Djibouti Hassan Omer & Amiira Maxaa Kala Qabsaday + Heeso Kala Kacsan

Xidiga Codka Djibouti Hassan Omer & Amiira Maxaa Kala Qabsaday + Heeso Kala KacsanSoo SaareAmiira Ahmed AliMartidaHassan OmerCamera CrewRoudwan UkBaax Baraka...

10/08/2025

Tacsida Allah Haa u naxaristoo Wariyihi Weynaa Aboubaker Moussa Assoweh(taarikhda Wayihisi Warbahinta). 7 bishi juillet sanadki 1977kii ayuu kamid dhoqday bahda warbahinta RTD iyada oo 10 malmood oo kaliya uu dalku gobanimadiisa haysto.hortaba waxa uu aha wariye laanta afka faransiiska .Inyar kedib waxa loo beddele laanta afka somaaliga oo waliba tafaftire uu ka dhoqday ///Waxa kale oo uu aha wariyihii khaaska ee madaxweyne Aptidon (AUN) #.Sido kale waxa Si weyn logu xasuusta wariye Aboubaker mousse barnaamijyadi (Sirta EREYGA) iyo ( Maxa ka ruun ah)Oo uu dadihiyeh ka aha.Waxa uu aha wariye weyn oo rugcada ah oo baal dahab ah kaga qoran taarikhda saxaafada maqal iyo muuqaalka ee dalka.

Wariyeh Aboubaker Moussa waa macalinka soo saray ee tababaray jilka dhalinyarta suxufiyinta wakhti xadirkan ee laanta afka somaaliga RTD.Oo aan kamid ahay , wuxu aha macalin marna abo ,marna waayo araag wax baadan uu soo joogay. luqada afka somaliga aad ayuu uu yaqaanay sida: uu ka marag gacay (AUN) abwan (Aden Farah Samatar). Dhiranan iyo aftahanimo ayu kulansaday.Geeridu nimaad garanayn iyo geel-jire ayay kuu rontahay. Godka lagu jaanee Geesibuu Ahaa!!!Samir iyo imaan qoyski iyo eheladi iyo asxaabti uu ka baxay.Ina lillah waa ina ilayhi rajicun Wariyeh Moustapha Hassan Ismaël

10/08/2025

Fanaankeena Xabad Muuse llasoodhaweeya. Dayax Dalnuurshe

Adresse

Rue Makonnen, Place Menelik
Djibouti
253

Heures d'ouverture

Lundi 08:00 - 12:30
15:00 - 19:00
Mardi 08:00 - 12:30
15:00 - 19:00
Mercredi 08:00 - 12:30
Jeudi 08:00 - 12:30
15:00 - 19:00
Samedi 08:00 - 17:00
Dimanche 08:00 - 12:30
15:00 - 19:00

Téléphone

+25377083489

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Djib-Live publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Djib-Live:

Partager