Wiilasha Ciise

  • Home
  • Wiilasha Ciise

Wiilasha Ciise Boggan waxaa kaliya lagaga sheekayn doonaa, danaha beesha Ciise habeen iyo maalinba.

08/04/2026

qabiilada soomaalida iyo dawladaha ay isku dabeecada/taariikhda yihiin.

1. ogaadeen = Iran 🇮🇷
Sifada: Taariikh halgan oo dheer, xornimo doonimo, cunaqabatayn iyo sirdoon jilicsan.

2. Ciise = north korea
Sifada: kaligii daaqnimo, isku filaansho awoodeed, balse diplomacy la'aan iyo kaligiitalis daashaday.

3. Isaaq = America 🇺🇸
Sifada: dawlad ka awood wayn dawladii gumayatay (England/Soomaaliya), jacaylka u dawladaynta inta la joogto, balse cadaalad la'aan iyo nacayb dadkoo dhani u qabaan.

4. Samaroon = Israel 🇮🇱,
Sifada: Ku tiirsanaanta awooda aan tiisa ahayn, sheegashada taariikh iyo dhul aysan lahayn, isku dirka iyo hasha geela cuntee haddana cabaada

5. Dhulbahante = Vietnam 🇻🇳
Sifada: dagaalyahanimo, ku burburinta cadawga dhulkaaga iyo tiro yar oo tayo leh

6. Majeerteen = Turkey 🇹🇷
Sifada: taariikh boqortooyo h**e oo isku wakhti ah (Cusmaaniyiin), awood ugu filan fulinta danehooda iyo gacan siinta gobolada/wadamada ku xeeran.

7. Hawiye = Saudi Arabia 🇸🇦
Sifada: fadhinta labada xaram kan Islaamka (sacuudiga/kacbada) iyo kan Soomaalida (muqdisho) waxayna u adeegsadaan danahooda gaarka (sacuudigu ku guumaysiga ummada magaca Islaamka) (Hawiye ku guumaysiga ummada Magaca soomaaliya)

8. Mareexaan = Russia 🇷🇺
Sifada: awood mar talinaysay, ilaa haddana aan meesha ka bixin balse hadda qunyar socod ah.

9. Gabooye = Cuba 🇨🇺, farsamo iyo caqli h**e oo qadiimi ah oo hadda laga tagay misna halkoodii lagu ilaaway

10. Warsangeli = Kurdistan
Sifada: ku fioiqsanaanta dawlado iyo gobolo badan, in aysan lahayn hal gobol ama hal deegaan oo aysan si buuxda uga arimin.

ma sii wadaa kkkkk

W/Q: Jemal B Bushura

06/04/2026

Ciise: Isaaqa abaal badan buu kuu leeyahay
1. Dagaalkii faqashta
2. Ilaalinta dawlada Sland
3. Edbinta samatar yare.

06/04/2026

Isaaqu samatar yare runna uma sheegi karo, guuldarada dagaalkana k**a baajin karo, isaaqoow dagaalka isaga dhex bax.

06/04/2026

Ciise and gudabuur performance status in every angle

Dagaal
Ciise 5 : 0 gudabuur

Nabad
Ciise 5 vs 0 gudabuur

Siyaasad
Ciise 5 : 0 gudabuur

Dhimasho
Ciise 20 : 400 gudabuur

Dhaawac
Ciise 30 : 600 gudabuur

Maxaabiis
Ciise 1 : 15 gudabuur

Oohin
Ciise 0 : 100 gudabuur

The winner : Ciise wayne 🏆 💪

  khasaaraha shalay soo gaadhaydhimasho 50dhaawac 86hubka 35 qoridhulka 40km³waa xasuuq iyo hub ka dhigis caadi ah.
30/03/2026

khasaaraha shalay soo gaadhay
dhimasho 50
dhaawac 86
hubka 35 qori
dhulka 40km³

waa xasuuq iyo hub ka dhigis caadi ah.

26/03/2026

Samatar yare dhimashadu waa 6 la furtay, 5 lala baxsaday meydkooda iyo 20 dhaawac ah.

magaalooyinka sheedheer, garbodadar iyi Baki waa calool ciise haddeed.

guuli waataa

Isku day inaad garato ereygan....
06/03/2026

Isku day inaad garato ereygan....

sawirkan qoraal ku haboon noo soo qor.
06/03/2026

sawirkan qoraal ku haboon noo soo qor.

15/02/2026

Dagaalkii maanta sheekh awaare iyo khasaarihii soo gaadhay xanfajo
9 dhimasho
30 dhaawac
149 qoryaha yaryar
1 dhashiike
Sadex saldhig

GEESIYADA CIISE, kaftan maaha!

Kabta afka h**e soo rogan waxaa xidha dumarka; sababtuna waa inaysan fadal dhulka ku reebin, ama aanan loo raacin dhanka...
04/02/2026

Kabta afka h**e soo rogan waxaa xidha dumarka; sababtuna waa inaysan fadal dhulka ku reebin, ama aanan loo raacin dhanka ay gabadhu u socoto; wa'ayo marka qofku socdo dhanka uu u jeedo ayuu fadal godan ku reebaan. Markaa si waraabe iyo wiil islaamba ugu khaldamo dhanka uu u raaci lahaa raadka ayaa sidaa loogu sameeyay.

Kabaha dhanka dambe Roganna raga ayaa leh, sababtuna waa inuusan ninka raga ahi inta badan khatarta u nuglayn ee uu iska caabin karo wixii cadawgiisa ah.

Our ancestors were the pure engineers/designers

Address

Ali-sabih

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wiilasha Ciise posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share