08/04/2026
qabiilada soomaalida iyo dawladaha ay isku dabeecada/taariikhda yihiin.
1. ogaadeen = Iran 🇮🇷
Sifada: Taariikh halgan oo dheer, xornimo doonimo, cunaqabatayn iyo sirdoon jilicsan.
2. Ciise = north korea
Sifada: kaligii daaqnimo, isku filaansho awoodeed, balse diplomacy la'aan iyo kaligiitalis daashaday.
3. Isaaq = America 🇺🇸
Sifada: dawlad ka awood wayn dawladii gumayatay (England/Soomaaliya), jacaylka u dawladaynta inta la joogto, balse cadaalad la'aan iyo nacayb dadkoo dhani u qabaan.
4. Samaroon = Israel 🇮🇱,
Sifada: Ku tiirsanaanta awooda aan tiisa ahayn, sheegashada taariikh iyo dhul aysan lahayn, isku dirka iyo hasha geela cuntee haddana cabaada
5. Dhulbahante = Vietnam 🇻🇳
Sifada: dagaalyahanimo, ku burburinta cadawga dhulkaaga iyo tiro yar oo tayo leh
6. Majeerteen = Turkey 🇹🇷
Sifada: taariikh boqortooyo h**e oo isku wakhti ah (Cusmaaniyiin), awood ugu filan fulinta danehooda iyo gacan siinta gobolada/wadamada ku xeeran.
7. Hawiye = Saudi Arabia 🇸🇦
Sifada: fadhinta labada xaram kan Islaamka (sacuudiga/kacbada) iyo kan Soomaalida (muqdisho) waxayna u adeegsadaan danahooda gaarka (sacuudigu ku guumaysiga ummada magaca Islaamka) (Hawiye ku guumaysiga ummada Magaca soomaaliya)
8. Mareexaan = Russia 🇷🇺
Sifada: awood mar talinaysay, ilaa haddana aan meesha ka bixin balse hadda qunyar socod ah.
9. Gabooye = Cuba 🇨🇺, farsamo iyo caqli h**e oo qadiimi ah oo hadda laga tagay misna halkoodii lagu ilaaway
10. Warsangeli = Kurdistan
Sifada: ku fioiqsanaanta dawlado iyo gobolo badan, in aysan lahayn hal gobol ama hal deegaan oo aysan si buuxda uga arimin.
ma sii wadaa kkkkk
W/Q: Jemal B Bushura