05/12/2025
Samaroontu ma sidanoo dhan bey ciise u necbeed waaban yaabanahay
jabuuti wey joogaan habeena kamaanu maqal ciise oo leh isaaqow naga soo gadhaa samaroon dhulbooh bay nagu wadaa
sidoo kale gabiley ilaa hargeysa wey buuxaan samaroon hadana habeen lama arag isaaq oo leh ciisow naga soo gaadhaa samaroon dhulbay naga boobaysaa
Sababtuna waa in isaaq iyo ciise ay samaroon u arkaan walalkood oo dir ah lakiin samaroontu laba indhood bey leedahay labadaasna midna isaaq bey ku eegtaa midna ciise
Illahow dhulkaas isaaq iyo ciise u dhaxeeya ee samaroon joogto maad noogu badashid Beesha Surre.