Ceel Garas Media

Ceel Garas Media media news networks

Waxaan Hambalyo iyo bogaadin lee nahay Hogaanka Cusub Ee Siyaasada Reer nuur   21years
26/08/2025

Waxaan Hambalyo iyo bogaadin lee nahay Hogaanka Cusub Ee Siyaasada Reer nuur

21years

21/08/2025

Cuna birta

05/08/2025

Hogaamiyah Kacdoonka Mohamed Addulle (Qobey)

Qowsaarkii Siyaasiya Ismooday. Haashi Butaaco oo hada ku mushaar qaata xildhibaanka Galmudug ee Beesha Cali Maqlisame/ H...
27/07/2025

Qowsaarkii Siyaasiya Ismooday.

Haashi Butaaco oo hada ku mushaar qaata xildhibaanka Galmudug ee Beesha Cali Maqlisame/ Habarkanlo waligiis Dowlad kamuusan shaqeyn waxna muusan baran xitaa quraanka mayaqaano.

Waxuu Qowsaar u ahaan jiray Abtigiis Ciise Geel AU ayuu Idaha u'ilaalin Jiray kadibna inta reer abtigiis aad ula dhaceen sida wanaagsan ee uu idaha u ilaalsho ayaa lasiiyay Gabadh uu dhalay Ciise Geele si'uu Idaha sifiican ugu ilaalsho.

Waqtigaas waxaa sooryo ahaan looga qaaday laba neef oo Geel ah lana siiyay Gabadha ayaydeed iyo Awoowgeed oo lagu kala magacaabi jiray Geelo iyo Geele.

Waxaa dhacday inuu idihii sifiican u ilaalin diiday gabadhiina dhaqan waayay halkaas markay marayso waxaa Xaashi lagula taliyay inuu iska furo gabadha abtigiis, Haashi waa ninkaas aan xishoonayne waxuu abtiyaashiis ku dhahahy Gabadha waan furayaaye halaysoo celsho labadii Neef ee lasiiyay Geele iyo Geelo abtiyaashiis ayagoo layaaban ayay usoo celsheen Geelii. Kadibna markuu magaalka soogalay waxuu qowsaar kale u noqday abtigiis Dhegay Geele waxuuna u waardiyeen Jiray Baabuur.

Abtigiis markii uu aad ula dhacay wiilkaan dhega fudeedkiisana waxuu dhaxal usiiyay kursi uu ka shahiiday Allaha u naxariistee Bile Shidane oo ahaa halyaay.

Haashi Daahir oo waligiisba sedaxdaas shaqo soo qabtay oo hadii lawaydiiyo waa maxay dowladnimo ku jawaabo waa Abtigey Dhegay ayaa maanta dad inta dhaxyimaado ku hadlaayo hebel waa qaldan yahay. Haashi adiga maskiin calooshiis laciyaara ayaatahay xisaabtana kuma jirtid ee haku hafan bad aadan dabaasheeda aqoon.

Adresse

Aarhus

Underretninger

Vær den første til at vide, og lad os sende dig en email, når Ceel Garas Media sender nyheder og tilbud. Din e-mail-adresse vil ikke blive brugt til andre formål, og du kan til enhver tid afmelde dig.

Kontakt Virksomheden

Send en besked til Ceel Garas Media:

Del