DM Somali Tv

DM Somali Tv DM Somali Tv Kala Soco Wararka Somaliya Iyo Caalamka
(1)

16/05/2026

“Xasan shiikhow mudadii waaka dhamaataye ka bax villadda”-qaarkamidda shacabka Waqooyi Bari.

14/05/2026

Degdeg:Garaad Jaamac” Shirarkii Mucaaradka & Dowlada ee shalay & Maanta waa natiijo la’aan.

14/05/2026

Fihiima yuusuf quuje

12/05/2026

"Goojacadde:Taliyihii H**e abdifataax Dabagaale & Cabdirashiid Fool Hawiye Taliyaha Cusub Oo Si Rasmi Ah ula Kala Wareegay Xilka

10/05/2026

Gobolka togdheer ee Waqooyi Bari oo raxmaadkii eebe ku hooray kadib xaaladdo abaareed oo in muda ka jiray.

10/05/2026

Laascaanoods oo xaaladdo abaareed in mudaa ay ka jireen ayaa hada raxmaadkii eebe dacal kasta ka gaaray.

Waxaa muuqata ka faa idaysi la aan biyaha roobka iyadoona xilliyadda abaarta biyo yaraan laga cawdo.

09/05/2026

Laascaanood oo laga daah furay goob cusub oo wax-barasho oo uu ku shaqeen doono iskuulka casriga ee golden bridge.

Iskuulka ayaa h**e ugu shaqeen jiray gobo kale balse xaruntan cusub ayaa noqon doonta xarunta rasmiga ee iskuulku ku shaqeen doono.

09/05/2026

DEG DEG:-Barlamaanka Dawlad goboleedka Waqooyi Bari Somaliya oo maanta u furmi waayay kooram la’aan.

09/05/2026

Wasiir fiqi—“Ninka kaliye somaliya ilmahiisu jogaan waa xasan shiikh”.

08/05/2026

Shacabka bosaaso oo ka markhaati ka cay in Laascaanood iyo garowe ciyaari ku dhex marin bosaaso.

08/05/2026

Agaasime h**e farduus ayaa ka warbixisey dhismaha hoyga halgamayaasha U nafoobay Waqooyi Bari

Address

City Towers Complex/Bushi
Cairo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DM Somali Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DM Somali Tv:

Share