Moosaa tube

Moosaa tube what can I do for you .. what do you think me

24/10/2024

Qaabka ay dalaleyda dadaka uga waalaan markaad joogto Mogadishu

23/06/2024

TALO Wado walbo oo la dhiso dalka looma
dhiso mid wax tar uleh bulshada
kaliya wxaa laga fiiriyaa quruxda
dunida marka wado la dhiso wxaa loo
dhisaa meel babuur mar meel Biyo mara
meel dad mara iyo meel baskiil iyo
wxii lamid ah mar lakiin anga
wado aad moodo jiiro marka
talo ahaan wxaan soo jeedin lahaa in
wax laga badal qaab dhismeedka wadooyinka

22/05/2024

ANAKA QABIILKAYGU WXAA WEYE DHALINYARO 👏👏

20/05/2024

Wax dumyey qarankeney oo doorshey qurxdiis Qabiil soo ma ahan

19/05/2024

Qabyalad dugsi ma leh🥺😭🤟💔 waxey dugsata jahliga🥺💔

06/05/2024

Made in somali haduu xaarku kugu dhago xalba loo hely ee kaar

29/04/2024

Goan oo qaatay 🤣🤣

22/04/2024

Abdirahmaan abdishakuur oo qirey in farmaajo oo san musuqmaasuq a qoonin

20/04/2024

Adoo sodhuntay meshan hadad imalehed maxad samenlahed🤣🤣🤣🤣🤣🤣

10/03/2024

Ramadan kariim dhamaan umadda musliminta ah ku nool daafaha dunida

Dalkaga iyo dadkaaga ku soo dhawaw mudan madaxweyne
01/03/2024

Dalkaga iyo dadkaaga ku soo dhawaw mudan madaxweyne

24/02/2024

Challenge CUSUB Baaquli boy kaptan bara iyo idriska itaabo Dhamaystir Heesta iyo lastiig

Address

Cairo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Moosaa tube posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Moosaa tube:

Share