Warside page

Warside page ku xidhnow page ka mukhtaar

Ninkii shahaadada cayda bixiyay ayaa maanta wadaad iskaga keen dhigaya la isma gaadhin.
22/11/2024

Ninkii shahaadada cayda bixiyay ayaa maanta wadaad iskaga keen dhigaya la isma gaadhin.

21/11/2024

7 sano wuu kula socday caydii ay tolkii wadeen 4 cisho gudohood markii nin reerkiisii yimid ayuu sheekh masaajid dadka ka wacdiya iskaga keen dhigayaa waa munaafaqadii u danbaysay.

Anagu waxaan leenahay ilaahay kuguma asturo xilka ciro cambaw😂😂😂

21/11/2024

Liibaan badhi jilic runtii baa hortimid imikay ka garaabaysaa adaygii muuse biixi taasoo bilaw ah weeyi wax kasta lagaga hor iman doonaa .

21/11/2024

Udiyaar garoobe dawlad huruda

21/11/2024

Biyo-xidheenka Kalqoray: Xaaji Maxamed Aw Saciid iyo Maareeye Daarood oo kulmay.

20/11/2024

Somaliland waxba ma ay dili jirin ee dhulbahante isaga ayaa islayn jiray daawo vedeogan.

Taniba waa cibaaro aduun intaasoo madaxwaynu ayuu sidaa usoo taagnaa shacabka jabuuti dulqaad badnaa.😀😀😀
20/11/2024

Taniba waa cibaaro aduun intaasoo madaxwaynu ayuu sidaa usoo taagnaa shacabka jabuuti dulqaad badnaa.😀😀😀

20/11/2024

Hadal gobonimo leh iyo hambalyo gobonimo leh hadal la kala odhon og lana kala xadaarisan mucaarisad miyir qabta.

25/06/2024

Sanad guuradii 26 june ee madaxbanaanida somaliland

21/06/2024

Dood tawxiidka iyo qaybihiisa suufiyo iyo salafi

07/06/2024

Gool baa sidii laxda loo qaaday aduunyada waxkastaa sidii h**e ma aha 🤣🤣🤣🤣🤣

07/06/2024

jabuuti sidii gabadh lala guursaday ayay ka hinaastay berbera 😂😂😂😂

Address

Giza

Telephone

+252634076582

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warside page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Warside page:

Share

Category