Burco boy Ak

Burco boy Ak Kusoo dhawow gacmo furan iyo pageka (Ak)
Like saar page�. Ka mid noqo dadka ku xidhan mahadsanidiin��

02/01/2026

M Y A M Y A 💪❤️S O M A L I L A N D❤️GUUL❤️

13/10/2025

Nin somaliya oo hees iska qabsaday marki maxkamada lataagay

12/10/2025

Waligay tuug ka indha adag ma arag🤣kulahaa mobile ka ma ayaydaa baa leh🤣🤣🤣hada mobile keedi Ay wadtay

Ikraan Arraale “ Qof walba oo soomaali ah wuxuu idhahaa waxaan ku daawan jiray anigoo yar malaha waa iska cayaarayaaan o...
11/10/2025

Ikraan Arraale “ Qof walba oo soomaali ah wuxuu idhahaa waxaan ku daawan jiray anigoo yar malaha waa iska cayaarayaaan oo ma aniga uun baa soomaali ka jiray, dacaayadda hala iga daayo, Imminka xataa odeygayga saxardiid baa igula kaftama Ikraan waa baabuurka Toyota oo kale 300 waa gaadhaysaa”🤩🫣

Ma ka mid tahay dadkii yaraanta daawan jiray Ikraan Carraale 🫣🤩🫣?! 🤔

27/09/2025

Ax🥲walaahay wan ceshen kariwaayay ilmada markaan daawday aduunyo wataas ninkan xaaskisi iyo 5 caruura ayu qadar kuwaayay ,ninka lacgta sadaqada labaxayna wuxuu doonyay in xaaska iyo caruurta uu ugu duceeyo 🥲waanu ugu duceeyay si niyadah 🥲waa qof imaan fiican

Address

Nasr City

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Burco boy Ak posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Burco boy Ak:

Share