Engkafi Abdullahi

Engkafi Abdullahi kusoo dhawoow page keyga Engkafi Abdullahi waa mid aad ka heli doontid

16/11/2025

اللهم اني اتبرا من حولي وقوتي والتجأ الى حولك وقوتك اللهم اعني ولا تعن علي وانصرني ولاتنصر علي واهدني ويسر الهدى لي

August 23, 2025 congratulations Dr. Adan Abdullahi Aw-xasan who was elected as the speaker of the parliament of the Nort...
23/08/2025

August 23, 2025 congratulations Dr. Adan Abdullahi Aw-xasan who was elected as the speaker of the parliament of the North East Somalia.

18/08/2025

Él sabe lo cansada que está su mamá. ́

Xisbiga midigta fog ee Aliança Catalana ayaa soo jeediyey mooshin ku saabsan mamnuucista xijaabka ee goobaha dadweynaha ...
24/05/2025

Xisbiga midigta fog ee Aliança Catalana ayaa soo jeediyey mooshin ku saabsan mamnuucista xijaabka ee goobaha dadweynaha iyo xarumaha waxbarashada. Mooshinkan lama ansixin, waxaana si weyn loogu dhaleeceeyey inuu yahay mid cunsuriyad iyo islaam nacayb ah. 

Sidoo kale xisbiga Junts per Catalunya, inkastoo uu diiday mooshinka Aliança Catalana hadana wuxuu muujiyey taageero ku aaddan mamnuucista xijaabka ee xarumaha waxbarashada iyo mamnuucista xijaabka wejiga daboola sida niqaabka ee goobaha dadweynaha.

Wasiirka Waxbarashada ee Catalonia, Esther Niubo, ayaa caddeysay in Baarlamaanka Catalonia iyo golayaasha deegaanka aysan lahayn awood sharciyeed oo ay ku mamnuucaan xijaabka, maadaama xorriyadda diinta ay tahay xuquuq aasaasi ah oo lagu ilaaliyo dastuurka Spain. Sidaas darteed, mamnuucista xijaabka waxay u baahan tahay sharci heer qaran ah oo ay ansixiso Baarlamaanka Spain. 

11/05/2025

Magaalo la yiraahdo Marbella oo hoos tagta gobalka Malaga ee dalka Spain ayaa dad gaaraayo 300 oo qaarada Africa kasoo jeedo oo 24 qof Soomaali yihiin ayaa cunsurinimo kala kulmay dadka magaaladaas ku nool ayagoo sheegay inay ilmahooda ka baqayaa dadkaan madow oo bahalka u eg magaalada la keenay.

30/04/2025

Inkastoo halis usoo bareereen naftooda saxaro iyo bad kusoo haligeen oo waliba qaar badan lagu la yahay bada oo raqdooda iyo ruuxdooda lahaynin hadana Soomaalida sanadkaan iyo kii h**e dhamaadkiisa si xad dhaaf ah bay usoo galeen dalkaan Spain haba ugu badnaadeen Reer Puntland, Khaatumo iyo Somaliland.Aniga qofna kulama talinaayo inuu badaas naftiisa kusoo biimeeyo naftiisa haligo waliba hadaa gabar tahay 100% kuguma taliyeen rafaadka iyo tacadiyaha dumarka loo geesto aawadeed.Walaalaha yimaadana gacmo furan kusoo dhawaada baa lee yahay.

28/04/2025

Waa mas’alo aan wali culumo waydiinin sidaa qurbaha u imaadayna igu qabsatay inaa tren dhaxdiisa ku dhax tukado waliba sidaan ookale waayo meeshaa usocdo waqtiga ina gaarsiiyo inaa salaada ku tukado.

14/04/2025

Dalka Spain waxaa lagu hadlaa luuqada badan inkastoo 2 luuqadood dunida ugu diiwaan gashan tahay kuwaas oo kala ah luuqada guud ee isbaanish-ka oo loo yaqaano Castellano (kasteyaano) iyo luuqada Catalan (katalaan) oo looga hadlo Gobalka Catalunya ee aniga hada aan ku noolahay, gobalada qaar waxaay ku hadlaan luuqado u gaar ah waxaan kamid ah luuqadahaas Castellano, Catalan, Valencia, Galician, Basque iyo Aranece occitan.Waxaa cajiib ah gobalada luuqadaha loogu hadlo in ay rabaan inay luuqadahooda hormariyaan waxaa kamid ah gobaladaas Catalunya iyo Valencia, siiba gobalka hada aan ku noolahay ee Katalunya waxbarashada waxaa lagu bixiyaa luuqada katalanka xafiis dowlad hadaa booqatid waxaa laguula hadlayaa Katalan wax waliba waa katalan sidoo kale waxaa arkaysaa dad spanish ah oo hadana aan ku hadlin luuqada isbaanish guud ee wadanka loogu hadlo, hadii si loo fiiriyana Luuqada Katalanka aad bay u fududahay ku hadal keeda iyo barashadeeda..Maamada muuqaalkaan ku jirto waxaay leedahay “igula hadal Kasteyaano (luuqada guud) hadaa rabtid inaa ku jawaabo ha igu wareesan luuqada Valencia, aniga waxaa kasoo jeeda Valencia waana ku hadlaan Valencian lakiin igu wareeso luuqada guud ee Kasteyana ah”.

Alle ha u naxariisto walaasheen Farxiya, waa geeri xanuun badan oo Gilgishay Quluubteenna Soomaali idilkeed.Waxaan uga t...
08/01/2025

Alle ha u naxariisto walaasheen Farxiya, waa geeri xanuun badan oo Gilgishay Quluubteenna Soomaali idilkeed.

Waxaan uga tacsiyeynayaa dhammaan ehelka iyo qoyskii ay ka baxday inuu samir iyo Iimaan ka siiyo, si gaar ahna walaalkeen Dayax oo ay ahayd marwadiisa.

13/08/2024

Shiidka la sheegaayo oo dhalinyarada ka cabaadayso waatanaa, $180 buu ahaa Licence darwalada mootada bajaajta hada waxaa laga dhigay $300, wagii h**e 30maalmood bay shaqeen jireen hada 15 Maalin bay shaqeeyaan waxaa usii dheer in bishii $15 Canshuur laga rabo.

Hadaba markay ka hadlaan oo cabashadooda Social Media keenaan Madaxweynaha dalka ayaa masaajidka ka qudbaynaayo maalinta jimcada asagoo ayaga ku caynaayo inay shabaab yihiin ama nacamleeye u ahaan jireen xukuumadii h**e.

Sidoo kale hada waxaa suuqa ku jiro in la canshuuri rabo EVC, hadaba dalku maxaa loo xaraashayaa?

Dirección

Barcelona

Página web

Notificaciones

Sé el primero en enterarse y déjanos enviarle un correo electrónico cuando Engkafi Abdullahi publique noticias y promociones. Su dirección de correo electrónico no se utilizará para ningún otro fin, y puede darse de baja en cualquier momento.

Atajos

Compartir

Categoría