Abdi Casaan

Abdi Casaan I'm Barça Fan

💙❤️
18/11/2025

💙❤️

🔙🔙🔙🔙
18/11/2025

🔙🔙🔙🔙

Pedri and Raphinha is back
18/11/2025

Pedri and Raphinha is back

Joan Garcia is back
16/11/2025

Joan Garcia is back

💪💪💪
18/10/2025

💪💪💪

Kooxaha guuldarooyinka ugu yar soo gaadheen sanadkan 2025Barcelona 🔥
04/10/2025

Kooxaha guuldarooyinka ugu yar soo gaadheen sanadkan 2025

Barcelona 🔥

Victor Valdés wuxuu horay u sheegay kahor inta annu ciyaaraha ka fadhiisan:  "Markaan ka fadhiisto kubbada cagta mar dan...
03/10/2025

Victor Valdés wuxuu horay u sheegay kahor inta annu ciyaaraha ka fadhiisan:

"Markaan ka fadhiisto kubbada cagta mar danbe la ima arki doono. Waxan tagi doona Meel aan qofna iga heli karin "
Ballanqaadkas waa ka dhabeeyay Victor Valdes.

Goolhayihii halyeeyga ahaa ee kooxda Barcelona Victar Valdes, ka dib markii uu guulo waaweyn oo ku hantiyay koobab badan gadhaay iyo habeenno aan la iloobi karin, wuxuu si buuxda uga baxay kubadda cagta iyo nolosha dadweynaha.

Wuxuu isku dayay in u noqdo tababare— isaga oo xitaa ku laabtay Barça si uu u tababaro kooxda da'yarta U19 — balse saddex sano kadib si lama filaan ah ayuu uga tagay. Ma jirin shir jaraa'id iyo bayaan rasmi oo u qabtay.

Wuxuu tirtiray WhatsApp-kisi gaarka aha. Wuxuu joojiyay inuu fariimaha ka jawaabo. Qofna ma yaqaan halka uu ku nool yahay iyo waxa uu sameynayo, ama haddii uu doonayo in la helo.

Ninkii wakhti tariikhda kubbada cagta soo maraay aadka uga muuqday masraxyada ugu waa weyn, maanta wuxuu ku nool yahay meel an war badan laga hayn.

FULL TIME
28/09/2025

FULL TIME

🤣🤣🤣🤣🤣
27/09/2025

🤣🤣🤣🤣🤣

Harry Kane ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay ee qarnigan 21-aad 100 gool ku dhaliya kulamada ugu yar shanta horya...
26/09/2025

Harry Kane ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay ee qarnigan 21-aad 100 gool ku dhaliya kulamada ugu yar shanta horyaal ee ugu waaweyn Yurub.

◉ 104 – Harry Kane (Bayern Munich)
◎ 105 – Cristiano Ronaldo (Real Madrid)
◎ 105 – Erling Haaland (Manchester City)

WIN ✅️
25/09/2025

WIN ✅️

Two Goals By Ferran✅ Two Goals By Lewandowski ✅ Two Goals By FerminBARÇA ARE BACK! 💙❤️🔥
14/09/2025

Two Goals By Ferran
✅ Two Goals By Lewandowski
✅ Two Goals By Fermin

BARÇA ARE BACK! 💙❤️🔥

Dirección

Barcelona
BARCELONA

Teléfono

+252634649375

Página web

Notificaciones

Sé el primero en enterarse y déjanos enviarle un correo electrónico cuando Abdi Casaan publique noticias y promociones. Su dirección de correo electrónico no se utilizará para ningún otro fin, y puede darse de baja en cualquier momento.

Compartir