Somali Media Post

Somali Media Post Información de contacto, mapa y direcciones, formulario de contacto, horario de apertura, servicios, puntuaciones, fotos, videos y anuncios de Somali Media Post, Medio de comunicación/noticias, Valdetorres de Jarama.

Quus iyo kala tag bulsho 4sano ka dib15/may/2022 Waxaa somaaliya loo doortay inuu hugaamiyo mw hassa shikh maxamuud Maxa...
03/05/2025

Quus iyo kala tag bulsho 4sano ka dib
15/may/2022
Waxaa somaaliya loo doortay inuu hugaamiyo mw hassa shikh maxamuud
Maxaa dhacay 3sano kadib ?

Mw h**e Mohamed Abdullahi Farmaajo
Waxa uu dalka katagay ayadoo 6 qodab ka dhisanyahay wax yar oo kala duwanaasha siyaasadeed ma ahane

1 # ciidan dalka oo dhisan qalabeysan hal talis leh hugaamin fiican haysta ku diyaarsan inuu dalka amnigiisa lawareego

2 # amaanada bulshada oo aan midna laga taabanin la musuq maasuqin lab**bin dhulka danta guud oon aan lab**bin cid goonina aan loo xirin

3 # dhaqaalaha dalka oo lamaareeyay si bulshada isku filnaata ganacsatada oo aan baad ah ladul saarin canshuuro aan sharci aheyne k**a jirin dalka majirin takedaan 100 isbaaro ladhigtay aripor 100 document loo sameystay

4 # siyaasada arimaha dibada ma aheyn mid macaash dhaqaale iyo tahriibin laga raadiyo balse waxey aheyd meel danaha somaliya laga ilaaliyo madax bananida sharafka iyo karaamada qofka somaaliyeed
5 # siyaasda arimaha gudaha dowlado waxey laheyd siyaasad jiheysan oo umadda somaaliyeed meel walbo ay jogaan midwyneysa walaleyneysa dalka jecleysiineysa waxasn marqaati ka nahay in rag wax baratay ay ciidamada si xowli ah u qoran jireen ayagoo dalkooda ay lex jecla ka haysa in dolkoodu leeyahay fursad uu dib cagahiisa ugu istaagaya
6 # sinaan bulsho ayadoo aan loo egeynin kan ayaa ku xiga kan ayaa laandheera ah waxa siman looga faaideysan jiray fursada dowladnimo aqoon karti ayuuna muwaadinka ku shaqeyn jiray

Maxaa dhacay doorashadii Mw hassan sheikh mohamuud ?
6] Qodob ayuu sooceliyay asagana

1cadaalad darri
2 musuq iyo eex
3 b**b hanti guud
4 siyaasad xumi arima dibadeed
5 kala qeybin bulsho
6 dhaqaala xumi dalka soowajahday
7 siyaad xumi arima gududeed
8 kala dirid iyo burburin ciidankii qaran
9 burburintii dhalinyaradii hanka laheyd somaaliya
Heer hadana waxaan marayaa dal walaba oo aduunka ku yaala in dhalinyara somaaliyeed lagu arkaayo ayagoo tahriib ah qaarna meelaha si silac ah ugu dhimanayaan dowlad wax qabatana aysan jirin

Ku daraoo dowladii mw farmaajo dhalinyara badan ayey dalka dib ugu soocelisay
dalka aan badbaadino.

22/04/2025

Shacabka Soomaaliyeed waxaan la wadaagayaa inay ka feejignaadaan dacaayadaha raqiiska ah ee argagixisadu ay ku doonayaan in ay ku sumcad dilaan ciidamadeenna geesiyaasha ah, kagana been sheegayaan waaqaca dhabta ah ee ka jira Soomaaliya. In ciidanka qaranku ay magaalooyin tab iyo xeel dagaal uga soo baxaan macneheedu maaha in laga adkaaday, sidaas darteed waxaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqayaa in ay ciidanka qaranka la garab istaagaan hiil iyo hoo intaba, taas oo keeni karta in ciidanku ka guulaystaan cadowga.

Waxaa hubaal ah in ayada oo ciidanka la dhisayo haddana laga guulaysan karo kooxaha nabad-diidka ah, sidii h**e u dhacday sannadihii 2018 ilaa 2020-kii oo ayada oo ciidanka dhismihiisa lagu dhex jiro, haddana ay noo suurta gashay inaan argagixisada ka xorayno magaalooyin badan oo ay ka mid yihiin Marka, Jannaalle, Ow-Dheegle, Bariirre, Sabiid iyo Caanoole.

Hoggaanka dalka, heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed, waxaan ugu baaqayaa in ay mudnaanta koowaad siiyaan danta guud, xaqiijinta xasillooni siyaasadeed, adkaynta midnimada, wadajirka iyo madallaynta dastuur iyo doorasho wada-oggol ah, taas oo lagu gaari karo dhammaystirka dowlad-dhiska dalka.

Saaxiibbada caalamka ee sida hagar la’aanta ah uga qayb qaadanaya soo kabashada dalka, dhismaha Ciidamada Qaranka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada waxaan ku dhiirri-gelinayaa in ay xoojiyaan taageeradooda iyo garab-istaagga shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.

22/04/2025

Dowladnimadii somaaliya waxey ku noqotay meel laga shaqeysta halkii laga shaqeyn lahaa danta umadda somaliyeed

Team damu jidiid magaran karo wax ay wareejindonan

26/04/2024

Xamar iyo xaalad qabow

Al-xamdulillah
Pge Somali Media Post
Like iyo follow saara

20/04/2024

Imasaad igu hoos waday cidna

Umdda somaliyeed waxaa madax u ah kuwa markey wax dhacaan sawiro iyo dalxiis kusodhaweeya majirto cid loo ciqaabaaya ama...
17/03/2024

Umdda somaliyeed waxaa madax u ah kuwa markey wax dhacaan sawiro iyo dalxiis kusodhaweeya majirto cid loo ciqaabaaya ama lala xisaabtamaaya waa yaab yaabkiis

13/03/2024

Waxaan ku tagi wayay
Habraaca ay wax ku bilaawdeen ayaa xaaraan ah
Ayadoo laga doodin ayaa labaasgareyay

Dag Dag waxaa hada dab xoogan kakacay suuqa bakaaraha gaar ahaan halka loo yaqaana suuqa bagaashka
10/03/2024

Dag Dag waxaa hada dab xoogan kakacay suuqa bakaaraha gaar ahaan halka loo yaqaana suuqa bagaashka

Waa maxay cadaalad ?Waxaan mardhow baahin donaaMuqaal aan oga hadleyno micnaha cadaaladaIyo cidada cadaalada ubaahan Iyo...
14/02/2024

Waa maxay cadaalad ?

Waxaan mardhow baahin donaa
Muqaal aan oga hadleyno micnaha cadaalada
Iyo cidada cadaalada ubaahan
Iyo hadii cadaalad lawaaya waxa dhicikara ama horay udhacay.
Idinka nala socda
Shere iyo like iyo follow hanaga iloobina

13/02/2024
13/02/2024
13/02/2024

"11 maalin ayey gabadheyda firinjeer ku jirta, mana aasayo ilaa la toogto ninka diley gabadheyda. Lacag ma rabo oo diyo ma rabo, waxaa rabaa cadaalad." - Aabbaha Marxuumad Luul oo dhawaan lagu gubey Muqdisho.

Dirección

Valdetorres De Jarama

Teléfono

+252618351384

Página web

Notificaciones

Sé el primero en enterarse y déjanos enviarle un correo electrónico cuando Somali Media Post publique noticias y promociones. Su dirección de correo electrónico no se utilizará para ningún otro fin, y puede darse de baja en cualquier momento.

Contato La Empresa

Enviar un mensaje a Somali Media Post:

Compartir