Gaylan Media

Gaylan Media Geylan waa saxafi sare oo Soomaaliyeed iyo falanqeeye siyaasadeed oo beddelaya arrimaha siyaasadda Bariga Afrika, Gaar ahaan Soomaaliya.

Wuxuu kaloo ka warramayaa arrimaha colaadda ee Soomaaliya, horumar waara iyo dib -u -dhiska ciidan.

30/09/2026

Eedeymaha ku saabsan diyaaradaha F-16 ee duullaanka Baydhabo
Geedfadhi

Amiir Maxamed Bin Salmaan: "Waxa aan si adag ula dagaallamaynaa maleeshiyaadka Xuutiyiinta oo u taagan fowdo & burbur ka...
30/09/2026

Amiir Maxamed Bin Salmaan: "Waxa aan si adag ula dagaallamaynaa maleeshiyaadka Xuutiyiinta oo u taagan fowdo & burbur ka dhan ah dadka Yemen iyo Gobolka."

GEEDFADHI #60: SAFARADA XASAN EE ITOOBIYA, MASAR IYO JABUUTI| XAALKA BAYDHABO BELEDWEYNE
30/09/2026

GEEDFADHI #60: SAFARADA XASAN EE ITOOBIYA, MASAR IYO JABUUTI| XAALKA BAYDHABO BELEDWEYNE

GEEDFADHI #60: SAFARADA XASAN EE ITOOBIYA, MASAR IYO JABUUTI| XAALKA...

Raysal wasaare h**e Rooble oo ka tirsan Golaha Mustaqbal: Guddoomiyaha Baarlamanka waxaan iska waraysannay ka wada-shaqa...
30/09/2026

Raysal wasaare h**e Rooble oo ka tirsan Golaha Mustaqbal: Guddoomiyaha Baarlamanka waxaan iska waraysannay ka wada-shaqaynta masiirka dalka.

30/09/2026

Boliiska ceeb ayay dhex fadhiyaan. Bukaan jareeynaya ayay amar ku bixinayaan in laga furo oxygen-ka.

Yaa qaadanaaya Masuuliyadaas?

Ruushka ayaa si cad ugu hanjabay inuu Yurub ku weerarri doono hub nukliyeer ah haddii la isku dayo in la go’doomiyo Kali...
30/09/2026

Ruushka ayaa si cad ugu hanjabay inuu Yurub ku weerarri doono hub nukliyeer ah haddii la isku dayo in la go’doomiyo Kaliningrad, taas oo keeni karta dagaal toos ah oo dhex mara Ruushka iyo NATO,sida ay werisay Reuters.

Fiiro gaar ah;

Kaliningrad waa dhul ka tirsan Ruushka, balse aan si toos ah ugu xidhneyn dhulka Ruushka intiisa kale. Waxay ku taallaa xeebta Badda Baltic,waxaana ka xiga dhulka kale ee Ruushka dalal kale.

Kaliningrad waxay xuduud la leedahay Poland iyo Lithuania, oo labaduba xubno ka ah NATO.Sidaas darteed, haddii la xiro waddooyinka dhulka ama marinnada kale ee isku xira Kaliningrad iyo Ruushka, Moscow waxay u arki kartaa arrintaas isku day lagu go’doominaayo dhulkan muhiimka u ah dhinaca militariga iyo istaraatiijiyadda ee Ruushka.

30/09/2026

Duleedka Beydhabo waxa kasoo yeeray a waa Ciribtir

Qaar ka mid Shacabka Duleedka Beydhabo jooga ayaa soo warinaya in Duleedka la isku diyaariyay in dhiig badan lagu daadiyo👀

Dowladda oo ka walaacsan xaaladda Baydhabo, ayaa ugu yeertay dhinacyada in ay xabadda joojiyaan, shacabka loo turo, lana...
30/09/2026

Dowladda oo ka walaacsan xaaladda Baydhabo, ayaa ugu yeertay dhinacyada in ay xabadda joojiyaan, shacabka loo turo, lana helo albaab wada hadal oo loo dhan yahay.

Ingiriiska ayaa saldhig ciidan kulahaa Baydhabo, mudo dheer ayayna taageerayaan Barnaamijyada horumadinta ee Koonfur Galbeed, Kumanaan qoys ayaa kubarakacay colaada cusub.

30/09/2026

Sanka sanadkaan waxuu ka sheekeeyo wuu hayaa, Duq Xassan oo suniyaha u xiiran yihiin ayay is qabteen.

30/09/2026

Sida ay ogaatay Gaylan Media kulan xalay ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa lagu diyaariyey hawlgal ciidan oo la qorsheeyay in lagu qaado ciidamada Laftagareen ee kusugan duleedka magaaladan.

Sida xogtu sheegayso, hawlgalka waxaa loo qorsheeyay in ay kaqeybgalaan in ka badan 2,000 askari, diyaarado dagaal, waxaana hoggaaminaya Taliyaha Qaybta 60-aad, G/Sare Isxaaq Bardaale. Waxaa sidoo kale la diyaarinayaa ambalaasyo iyo gurmad caafimaad, iyadoo Muqdisho laga codsaday 3 diyaaradood oo Helicopter ah si dhaawacyada loogu qaado caasimadda.

Dhammaadka todobaadkan ayay DFS qorsheynaysaa in ay weerar qaado, iyadoo sheegaysa in ay u baahan tahay in culeyska amni ka dulqaadi magaaladan oo ay qabsatay March sannadkan.

Xogtu waxay intaas ku dartay in laba urur oo ka tirsan Gorgor iyo gaadiidkooda dagaalka lagu wado in maanta iyo berri la geeyo Baydhabo. Waxaa sidoo kale maanta qorsheysan in duulimaadyo siday ciidan, hub, rasaas iyo gaadiid dagaal ay maanta ka degayaan magaalada.

Diyaarad Cargo ah oo wadata Flight 7Q-STA ayaa Baydhabo timid, iyadoo la sheegay inay sidday gaadiid dagaal. Sida xogtu tilmaamayso, maanta waxaa la qorsheeyay in la daabulo 13 gaari — 6 Beebe iyo 7 Cabdi Bile.

Adresse

Calle San Jose
Frankfurt
30003

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Gaylan Media erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Gaylan Media senden:

Verknüpfungen

Teilen

l="false"> Eintrag hinzufügen
  • Login
  • Abonnieren

    Wir werden Sie benachrichtigen, wenn in Frankfurt am Main etwas passiert.