29/08/2026
๐ฆ๐ฎ๐๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ป๐ถ ๐๐๐
๐๐ ๐
๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐ ๐๐ต๐ฒ๐ฒ๐ธ๐ผ ๐ธ๐ฎ ๐บ๐๐ฟ๐๐ด๐ผ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ถ๐ป๐ฑ๐ต๐๐ต๐ ๐บ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ถ๐ถ๐ฏ๐ฎ ๐พ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ป๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ป.
(Warbaahinta turkey ayaa sawirkan si wayn u baahisay iyagoo ku faanaya waxqabadkooda raashinka ah)
Waxaad arkaysaan carruur Soomaaliyeed iyo dad danyar ah oo meel lagu ururiyey, caw loo dhigay, saxan cunto ahna loo hor dhigay. Laakiin waxa ugu xanuunka badani ma aha saxanka bariiska ah oo keliya, waa calanka la socda saxanka iyo fariinta siyaasadeed ee uu xambaarsan yahay.
Dadka sawirkan ku jira ma aha dad doonaya in dal shisheeye la taageero ama lagu ammaano waxbintooda, Waa dad u baahan nolol, cunto, waxbarasho, caafimaad, Waa dad ay duruuf, faqri iyo dayac ku qasbeen inay ku farxaan wax ay tahay inay dalkoodu si sharaf leh ugu helaan.
๐ช๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ ๐บ๐๐ฟ๐๐ด๐ผ ๐น๐ฒ๐ต ๐บ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ฑ๐ฎ ๐พ๐ผ๐ณ๐ธ๐ฎ ๐ฑ๐ฎ๐ป๐๐ฎ๐ฟ๐ฟ๐ฎ ๐ฎ๐ต๐ถ ๐ฎ๐ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ๐๐ผ ๐ฎ๐น๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฏ ๐๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฑ๐ถ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ ๐ธ๐ฎ ๐๐ผ๐ผ ๐ด๐ฎ๐๐ต๐ผ.
Haddii ay dhacdo in qof cunto loogu dhiibo iyadoo isla waqtigaas loo dhiibayo calanka dal shisheeye,
suโaashu ma noqonayso oo keliya: โ๐๐๐ญ๐๐ ๐ก๐ ๐ฆ๐ช๐ช๐๐๐ฎ๐๐ฎ?โ
๐๐๐ญ๐๐ฎ ๐ฃ๐ค๐ฆ๐ค๐ฃ๐๐ฎ๐จ๐๐:
Maxaa lagu quudinayaa ๐ข๐๐จ๐ ๐๐ญ๐๐ ๐๐ฎ๐ค ๐๐๐ง๐๐๐ฃ๐ ๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐จ?:
Saxan bariis ah iyo calan
Saxanka bariisku maanta wuxuu qofka siin karaa dhereg. Berri wuu dhammaanayaa.
Laakiin sawirka iyo xusuusta maskaxda ku hadhay waxay sii noolaan karaan muddo dheer.
Ilmo yar oo gaajaysan ayaa laga yaabaa inuu marka h**e arko cunto. Laakiin haddii cunto kasta lagu lammaaneeyo ๐๐จ๐ฉ๐๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐๐๐ก ๐จ๐๐๐จ๐๐๐๐ฎ๐, waxaa imanaysa karta su'aal ka weyn cuntada lafteeda: oo qalbiga ilmahaas ka buuxinayasa,
booska ay ahayd in dadkiisu u buuxiyaan?
๐ด๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐ ๐
๐๐
๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐
๐๐'๐๐๐๐๐.
Waxa laga yaabaa in dadka sawirkan ku jira aanay waxba ka ogeyn ujeedada siyaasadeed ee ka dambaysa iyo calamada ay gacmaha ku hayaan.
๐๐๐ญ๐๐ฎ ๐ค๐ ๐ฎ๐๐๐๐๐ฃ ๐ค๐ค ๐ ๐๐ก๐๐ฎ๐ ๐๐ฃ๐๐ฎ ๐๐๐๐๐๐ฎ๐จ๐๐ฃ ๐ฎ๐๐๐๐๐ฃ.
๐ช๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐ผ๐ด ๐๐ถ๐ต๐ถ๐ถ๐ป ๐ถ๐ป ๐พ๐ผ๐ณ ๐ ๐๐ถ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ถ๐ป๐๐ ๐ฐ๐๐ป๐๐ผ ๐๐ถ๐ถ๐๐ผ.
๐ช๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐ผ๐ด ๐๐ถ๐ต๐ถ๐ถ๐ป ๐ถ๐ป ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ต๐ผ๐ฟ๐๐ผ๐ผ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐น๐นa bariis ku jiro.
๐ป๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐
๐๐'๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐
๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐: ๐๐ ๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐.
Marka dawladdu awoodi weydo inay dadkeeda quudiso, daryeesho oo ilaaliso, cid kasta oo awooddaas soo bandhigta waxay heli kartaa meel ay ka gasho qalbiga bulshadaas.
๐พ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐
๐๐
๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐, ๐
๐๐
๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐
๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐.
Dalalka ku soo duula dalalka ee fuliya gumaysiga casraga ah sida turkey,
Mararka qaarkood waxay ku bilaabaam gargaarkooda saxan bariis ah.
Mararka qaarkood waxay ku bilaabaan ceel biyo ah.
Mararka qaarkood waxay ku bilaabaan iskuul ama isbitaal.
Marka baahidu sii dheeraato, waxa yar ee maanta loo bixiyo
๐จ๐๐ข๐๐๐๐ก ๐๐ฎ๐๐ ๐๐๐ง๐ง๐ ๐ฃ๐ค๐ฆ๐ค๐ฃ ๐ ๐๐ง๐ ๐จ๐๐๐ข๐๐ฎ๐ฃ ๐จ๐๐ฎ๐๐๐จ๐๐๐๐๐.
Somaliland maanta way uga wanaagsan lahayd turkey, haday badalaan aragtida gaaban ee ay aaminsan yihiin kuwa koonfur u taliya ee ah.
๐๐ป๐ฎ ๐๐ฎ๐
๐ฏ๐ฎ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ๐ป ๐บ๐ฎ๐ฎ๐๐ผ ๐ฎ๐ฑ๐ป๐ฎ ๐๐ฎ๐
๐ฏ๐ฎ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ๐ป ๐บ๐ฎ๐๐๐ถ๐ฑ.