Bakol Sare Post

Bakol Sare Post Content Creater, Blogger and Designer honest and hardwork

09/10/2024
09/10/2024

Dumar umadeena ma ahan

12/02/2024

Duni waxan joognaa hada Qof kudhahdo xayawan u
Xanaaqayo lakin hada ku
Dhahdo Libaax uu farxayo

07/02/2024

Iska jira tuugada intay dadka jabsadaan hadana
Sawirkii qofka iyo >link iyo lacag beena mpesa dadka saxibadisa udiraan
Hadana dadki sijabsanaya

Dad kalatag oradnaa maa ahan
06/02/2024

Dad kalatag oradnaa maa ahan

05/02/2024
22/01/2024

Dhoocil qooqan iyo Nin
Gym bilaby labaduba dhar gasho laguma karo
Add yours
46

22/01/2024

MAC LUUM 6 DWING POT YOU DADKEQ
>Jaahii baa ugu muran badan
>fullay baa ugu booto badan
>Bakhayl baa ugu toogsi badan
>Marti baa ugu xan badan
>Faqiir baa ugu faan badan
>Doqon baa ugu kibir badan
>Tuug baa ugu shaki badan
>Benaale ayaa ugu dhaar badan
>Deeqsi baa isoo raaci doona

22/01/2024

Naag baa ninkeeda ku tiri:
Xaaji ninka dariskeena ah ayaa kaa fiican! Markaas buu ku yiri: Siduu iiga fiican yahay?
Waxay ku dhahday: Masaajid buu inta dhisay ayuu ugu magac
daray xaaskiisa oo dhimatay!
Ninka kulahaa: Xaajiyo
lacanta masaajidka aan kudhisi lahaa waan haayaa daakin adigaaaba dhiman la'

22/01/2024

Gabar Baa Ninkeedii Soo
Guursaday Ku Tiri "
Hadii Aan Ogahay In Aad Sidaan Oo Dhan Faqiir U Tahay Kuma.
Aan Guursadeen !!
Ninkii Markaasuu Yiri "
Maankaagu Xaguu Jiray
Markaan Ku Lahaa Aduunkaba
Adaan Kaa Haystaa"

Address

Adadle

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bakol Sare Post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company in Adadle?

Share