Adan Beautiful Heart

  • Home
  • Adan Beautiful Heart

Adan Beautiful Heart ┉┅━✿꧁KiNG꧂✿━┅┉
◢◤♦️◥◣
◥◣🖤◢◤
◥◣♦️◢◤
♦️◈⚀ ★NAMe★⚀◈♦️
◢◤♦️◥◣

31/07/2024

Kalsonidii oo afsomali ku hadlaysa

NATIONAL BANK OF ETHIOPIA
15/06/2024

NATIONAL BANK OF ETHIOPIA

Man United consider Greenwood swap deal with Atletico for According to the 'Daily Star', Manchester United want Mason Gr...
30/05/2024

Man United consider Greenwood swap deal with Atletico for
According to the 'Daily Star', Manchester United want Mason Greenwood not to return to Old Trafford in the summer. As a result, they are considering a swap deal with La Liga side Atletico to bring Joao Felix, who is also on the hot seat for his club, to England once again.

Mason Greenwood and Joao Felix want to be let out of sight by their current teams. Both Manchester United and Atletico Madrid want to get rid of their players as soon as possible. Both players have experienced delicate situations at their clubs.

The English winger was loaned out to Spanish side Getafe last summer after being discharged of allegations of sexual abuse and violence by his ex-partner. He is contracted to the Red Devils until 2026 but does not want to return to Manchester at the end of his loan spell.

Meanwhile, Joao Felix, who has a contract with Atletico until 2029, has spent two seasons on loan at two different clubs - Chelsea and Barcelona, due to various disagreements with the board and coaching staff. The Portuguese does not get on well with them and is aware that he will not get any playing time there.

As a result, the Premier League club and the La Liga side could come to an agreement on a swap deal that would see both players leave. The Old Trafford outfit are willing to negotiate with the Spaniards to reach an agreement, which would see Felix return to the English top-flight while Greenwood would continue his time in Spain

28/05/2024

Allahu Akbar
Say Masha allah and Follow the page

Only Big Team can win on Big stagesGLORY GLORY GLORY MUN UNITED
25/05/2024

Only Big Team can win on Big stages
GLORY GLORY GLORY MUN UNITED

XAQIIQOYINKA DHABTA AH EE NOLOSHAWaxaan nahay Bini'aadan. Ma nihin kuwa ceeb kasaliim ah. Waan dambownaa. Waa Noolnahay....
11/10/2023

XAQIIQOYINKA DHABTA AH EE NOLOSHA
Waxaan nahay Bini'aadan. Ma nihin kuwa ceeb ka
saliim ah. Waan dambownaa. Waa Noolnahay. Waxaan
isku daynaa inaan wax sameyno. Waxaan naga dhaca
qaladaad. Waan kufnaa. Waan niyad jabnaa. Dhaawac
baa na gaara. Hadana kor baan isu qaadnaa. Dib baan
u sara kacnaa. Mar kale ayaan isku daynaa. Waxaan
sii wadnaa inaan wax barano. Koriimo ayaan ku jirnaa.
Waxaan intaa oo dhan uga mahadcelinaa Alle SWT ina
siiyay fursada Qaaliga ah ee Nolosha.
Noloshu way gaaban tahay. Waa waqti yar oo u
dhaxeeya dhalashada iyo dhimashadaada. U shaqeyso
Daarta dambe. Intaa yar aad nooshahay Samee wax
wanaagsan, ka qeyb qaado bilicda iyo horumarinta
deegaanka aad ku nooshahay. U Naxariiso Xayawaanka.
Caawi dadka. Xiriiri qaraabada. U noolow si fudud aan
kibir iyo isla weyni lahayn. Ha u gefin cidna, ha Dulmin
dadka. Ha dhaawicin Qalbiyada kuwa ku jecel. Ma
garaneysid xilliga aad dunida ka tageysid balse waxaad
sameyn kartaa inaad wax fiican ka tagto.
Ugu yeer dadka wanaaga si xikmadi ku jirto. U noolow
nolosha marmarsiinyo la'aan, U jeclow si aan shalayto
lahayn. Goortii noloshu ku siiso Boqol sababood kaa
oohin kara, tus nolosha inaad heysato Kun sababood
aad la dhoolacadeyso. U wajah wixi aad soo dhaaftay
qoomamo la'aan. U maaree waqtigaa hada heysato si
kalsooni leh. Isugu diyaari mustaqbalka cabsi la'aan.
Xajiso iimaanka, iskana tuur baqdinta.
Maalinta ugu wanaagsan Noloshaada waa maalinta aad
garowsato inaad adiga mas'uul ka tahay noloshaada.
Aad iska joojiso cududaar iyo cabasho. Cidna aadan
cambaarayn, ceeb iyo cilladna u raadin wax kasta.
Noloshu waa safar. Adiga keliya ayaana ka mas'uul ah
inaad tayeyso ama talo xumaato oo tub qaldan raacdo.
Ka faa'iideyso Fursada Qaaliga ee Nolosha
asxaabta qaaliga idinkana dhiirigalin ayaan idinka
rabaa ...follow like love iima saartan
le

26/06/2023

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
DHAMAAN UMADA SOMALIYEED MEELKASTA OO DUNIDA KA JOOGTAN
SANAD GUUR WACAN
SOOMALI HA NOOLATO

Sadio Mane." Dumar badan ayaa i shukaansada oo i weydiiya sababta aanan weli u guursan?  Laakin waqtigooda ayey luminaya...
28/03/2023

Sadio Mane.

" Dumar badan ayaa i shukaansada oo i weydiiya sababta aanan weli u guursan? Laakin waqtigooda ayey luminayaan"

"Gabadha aan guursan doono ma ahaan doonto baraha bulshada (mid dhexfadhida), Waxaan rabaa in aan guursado gabadh diinteeda ixtiraamaysa oo si joogta ah u duceysta"

Fallow dheh Bulsho Media

Danlahelay Our land💪💪
28/03/2023

Danlahelay
Our land💪💪

The most muscular team in the English Premier League
15/03/2023

The most muscular team in the English Premier League

Ka Taxadar erayada aaad isticmalayso Marka aad xanaaqsantahay Laga yaaba inu qofku Galo heer uuna kaso Kaban Karine
11/01/2023

Ka Taxadar erayada aaad isticmalayso
Marka aad xanaaqsantahay
Laga yaaba inu qofku Galo heer uuna kaso Kaban Karine

Address


Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+251923947592

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adan Beautiful Heart posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Adan Beautiful Heart:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Opening Hours
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share