Cabdi Khaliif Xaraash

Cabdi Khaliif Xaraash Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cabdi Khaliif Xaraash, Addis Ababa.

Page Sahan Media, waxaad ka heli doonta warar war bixino iyo Barmaamujiyo ku xiiso galiya iyo waliba dhacdooyinka ka dhaca gayiga soomalidu dagto iyo dunida inteeda kale fallow na soo dheh kana mid noqo saxiibada aan halkan kawada socono mahad sanid

22/08/2026

Cududda Ciidanka Booliska Deegaanka Soomaalida.

 : Xabaal wadareed loo diyaarinayay dadkii ku geeriyooday shilkii ka dhacay Duleedka Magalada   Qabribayax ayaa kusoo du...
19/07/2026

: Xabaal wadareed loo diyaarinayay dadkii ku geeriyooday shilkii ka dhacay Duleedka Magalada Qabribayax ayaa kusoo duntay xilli ay gudaha ku jireen dadkii qodayay.

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in ugu yaraan 4 qof oo dhaawac ah loo qaaday isbitaalka si loogu daweeyo. Ilaa iyo hadda lama xaqiijin tirada guud ee dadka ku jiray iilka markii uu dumay, sidoo kale lama oga xaaladdooda.

Booliska maamulka magaalada Jigjiga ayaa gacanta ku soo dhigay Eedaysane Tilaahun  Ababe oo Xaday 7 Mobile oo arday Imti...
19/07/2026

Booliska maamulka magaalada Jigjiga ayaa gacanta ku soo dhigay Eedaysane Tilaahun Ababe oo Xaday 7 Mobile oo arday Imtixaan galaysay dhigatay meherad uu ka shaqaynayay

Booliska oo maalmahanba ku jiray baadhista iyo soo qabashada Eedaysanahan isticmaalayna tabaha iyo xeeladaha baadhista ayaa saaka soo qabtay, kadib markii uu Xaday 6 Mobile oo Iphone ah iyo mid samsung ah oo ay arday imtixaan galaysay u dhiibatay.

19/07/2026

Dhismaha Garoonka Kubada Cagta ee Magalada Dhagax-Buur.

17/07/2026

Ma taqaan xayawaanka noqday kan ugu qaalisan dunida? Qiimihiisa ayaa gaaray heer layaab leh, iyadoo baahida loo qabo iyo yaraantiisa ay ka dhigeen mid si weyn looga hadal hayo caalamka.

15/07/2026

Buur

13/07/2026

Muqaalkani wuxuu si toos ah uga tarjumayaa munaafaqada dadka qaar, waana fariin xambaarsan xaqiiqo ay dad badan la kulmaan.”

12/07/2026

Alle ha u naxariisto marxuum Xaaji Cabdile Fiixiye Cali Shocaac.

09/07/2026

08/07/2026

Xukumada Dhaliisha u wayn ee lagu haystay Waxay ahayd Waxba ma Badalayso”MW Mustafe.

Address

Addis Ababa

Telephone

+251704101350

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdi Khaliif Xaraash posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share