Sahan Media

Sahan Media Ku soo dhawoow page-keena Sahan Media, fadlan Follow na soo dheh kana mid Noqo Saxiibada Nagu xidhan.

Page Sahan Media, waxaad ka heli doonta warar war bixino iyo Barmaamujiyo ku xiiso galiya iyo waliba dhacdooyinka ka dhaca gayiga soomalidu dagto iyo dunida inteeda kale fallow na soo dheh kana mid noqo saxiibada aan halkan kawada socono mahad sanid

27/05/2026

Dhaanto Cusub Gafoote iyo Abwaan Warfaa 2026.

27/05/2026

27/05/2026

Eid Mubarak Dhamaan Saxiibada Halkan aan ku midownay.

Maanta waxaa u bilowday sannadkii 7-aad oo ay koomo  ku jirto walaasheen Ridwaan Daahir Cade. Qalbiyada dadka maqla shee...
26/05/2026

Maanta waxaa u bilowday sannadkii 7-aad oo ay koomo ku jirto walaasheen Ridwaan Daahir Cade. Qalbiyada dadka maqla sheekadeeda way murugoonayaan, laakiin rajada Alle lagama quusto.

Sannadkii 2019, iyadoo lagu jiray qaliinkii ay ku dhalaysay ilmaheeda curadka ah, kadib irbaddii suuxdinta ahayd ee lagu muday ayay gashay xaalad koomo ah, ilaa maantana k**a soo kaban. Muddo dheer oo xanuun iyo samir isku dhex jira ayay iyada iyo qoyskeeduba ku jiraan.

Walaalayaal, waxaynu ku jirraa maalmo kheyr iyo fadli badan leh. Aan qalbiyadeenna iyo gacmaheenna ducada kor ugu qaadno, una barino walaasheen Ridwaan: “Ilaahayow caafimaad taam ah sii, dhibaatada ka dulqaad, iftiin iyo raynraynna ugu beddel xanuunka dheer ee ay ku jirto.amiin yaa rabii

25/05/2026

Warda Sagal oo dhawaan safar ku timid magaalada Jigjiga ayaa sheegtay in Deegaanka Soomaalida ay ka jirto xorriyad balaadhan iyo isdhexgal bulsho oo wanaagsan.

Sidee u Aragtaa?

25/05/2026

25/05/2026

Ma jiraa Dameero Baasto Ku Casheeya Madaxwayne Mustafe.

Muxuu yahay hadalka kasoo yeedhay Cabdikariim Qalbi Dhagax oo ka tirsan Ururka ONLF?Cabdikariim Qalbi Dhagax oo bixiyay ...
24/05/2026

Muxuu yahay hadalka kasoo yeedhay Cabdikariim Qalbi Dhagax oo ka tirsan Ururka ONLF?

Cabdikariim Qalbi Dhagax oo bixiyay waraysi dheer ayaa sheegay in aan Xildhibaannada ONLF lagu dhaarin karin Dastuurka Itoobiya. Wuxuu intaas ku daray in mowqifka ururku uu ku saleysan yahay aragtidooda siyaasadeed iyo qadiyadda ay mudada dheer u taagnaayeen.

Sidee u Aragtaa?

  Ciidamada Booliska Deegaanka Soomaalida oo si heer sare ah loo qalabeeyay ayaa dhoolatus ay ugu diyaar garoobayaan mun...
24/05/2026

Ciidamada Booliska Deegaanka Soomaalida oo si heer sare ah loo qalabeeyay ayaa dhoolatus ay ugu diyaar garoobayaan munaasabadaha Ciida iyo Doorashada kusoo bandhigay Garoonka Magaalada Jigjiga.

Ciidankan ayaa loo diyaariyay inay qayb ka noqdaan ciidamada sugaya amniga caasimadda inta lagu guda jiro munaasabadaha Ciida iyo Doorashada, si loo xaqiijiyo nabadgelyada iyo xasilloonida bulshada.

23/05/2026

“ “Qofka xukunkiisa anigu awood uma lihi Madaxwayne Mustafe.

23/05/2026

Caasimada Gobalka Jarar.

Address

Addis Ababa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share