Nayko Abdi

Nayko Abdi Entertainer.

"Gobanimo markay kaa dhab tahay kaama wada guurto."-Abwaan weedhsame.
21/08/2025

"Gobanimo markay kaa dhab tahay kaama wada guurto."

-Abwaan weedhsame.

"Culimada is maagtaay,Idinkaa muraad lehe, Diinta muranba kuma jiro."Abwaan (Dayrwaa)
18/08/2025

"Culimada is maagtaay,
Idinkaa muraad lehe,
Diinta muranba kuma jiro."

Abwaan (Dayrwaa)

17/08/2025

Soo qor inta Erey ee aad ka taqaan!

23/07/2025

Hees ka mid ah heesihii caruurnimo iyo wakhtigii dahabiga ahaa.

Ereyada waxa curiyay Alle ha u naxariistee Abwaan Cismaan Aadan Xuseen (Askari).
Laxankana waxa saaray Saalax Qaasim

Waxa qaaday fanaankii Cabdi Xasan Dige.


“Arday baan ahayoo”
“Ubixii wadankaan ahayoo”
“ waxaan u ordayaa -u ordayaa”
“Dalkayga inaan Anfacee”.

21/07/2025

“Habar-yar guulayso” challenge.

Ninka Habar-yarihii garab iyo gaashaan ba u yihiin waa guuleestay if iyo aakhiro ba.

20/07/2025

Qabrigii Abwaan Cali Dhuux (Alle ha u naxariisto).

18/07/2025

Gurigii uu ka daganaa magaalada buuhoodle Abwaankii waynaa (a.u) Cali aadan gorayo (Cali dhuux)

09/06/2025
04/02/2025

Ninkii iigu qosolka badnaa ee aan waraysto. (Xasan Tiriig). 😂😂

01/02/2025

Canjeero itoobiyaan waligaa ma dubtay?

18/04/2022

Safarkaygii Jigjiga ilaa Addis Ababa

Maalin Wanaagsan Saaxibayaal. 👋🏻
24/02/2022

Maalin Wanaagsan Saaxibayaal. 👋🏻

Address

Addis Ababa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nayko Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category