Wariye Xabiib Maxamed

Wariye Xabiib Maxamed KU SODHAWOOW BARTENA FACEBOOK OO KADHIGO WAHELKAGA waxan Ahay Qoora saxafiya

Dawladda Eritrea ayaa ku dhawaaqday inay isaga baxday xubinnimada urur gobolleedka IGAD, iyadoo warsaxaafadeed ay maanta...
12/12/2025

Dawladda Eritrea ayaa ku dhawaaqday inay isaga baxday xubinnimada urur gobolleedka IGAD, iyadoo warsaxaafadeed ay maanta soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Eritrea lagu sheegay ;

"Eritrea waxay isu aragtay inay ku qasban tahay inay ka baxdo xubinnimada urur lumiyay waajibaadkiisii sharci iyo awooddiisii, isla markaana ku fashilmay inuu si wax ku ool ah uga qayb qaato xasilloonida gobolka.”

Fiiro gaar ah;

Go’aankan wuxuu soo baxay xilli uu sare martay xiisadda Eritrea iyo Itoobiya , xilli urur gobolleedka uu muddooyinkii dambe lumiyay saameyntiisa. Eritrea, waxay u aragtaa ururka mid aan lahayn awood uu ugu dhaxeeyo dalalka xubnaha ka ah iyo urur u xagliya Itoobiya oo hoggaamisa. Dhinacyada kale ee ururka saameynta ku leh sida Jabuuti oo xarun u ah ma jirto wax xiriir ah oo ay Eritrea la leedahay.

Mayirka magaalada Dire Dawa, Kedir, ayaa sheegay in marka la eego tirakoobka rasmiga ah ee shaqaalaha dawladda magaalada...
12/12/2025

Mayirka magaalada Dire Dawa, Kedir, ayaa sheegay in marka la eego tirakoobka rasmiga ah ee shaqaalaha dawladda magaalada, ay bulshada Soomaalidu yihiin kuwa ugu shaqaale yar ee ka howlgala maamulka Dire Dawa.

Isagoo arrinta ka hadlayay ayuu yiri in shaqaalaha magaalada ay sidan u kala badan yihiin:

•40% — Amhara
•37% — Oromo
•15–20% — Somali (kuwa ugu yar)

sababtu maxay tahay baad umalayn...?

“Ninka laabtiisu ciyaar ma ahan, waa dagnaanshiyaha dhabta ee laga helo, waa halka ay dumarka ugu jecel yihiin oo dagnaa...
09/12/2025

“Ninka laabtiisu ciyaar ma ahan, waa dagnaanshiyaha dhabta ee laga helo, waa halka ay dumarka ugu jecel yihiin oo dagnaanshiyo ka helaan”. Sheekh Nasiiba.

Gudiga Doorashooyinka Qaran ayaa Shariyadda Xisbinimo Siiyay Xisbiga Simrat ee Getajew Reda
09/12/2025

Gudiga Doorashooyinka Qaran ayaa Shariyadda Xisbinimo Siiyay Xisbiga Simrat ee Getajew Reda

Dhalinyarada ayaa nadiifinaya wadooyinka, xaalada Boorama ayaana galabta deggan.
07/12/2025

Dhalinyarada ayaa nadiifinaya wadooyinka, xaalada Boorama ayaana galabta deggan.

Munaasabad Loogu Dabaal Degayo Malinta Caalamiga ah ee Duulista Rayidka oo Maanta  Lagu qabtay magalada Muqdisho. Hey’ad...
07/12/2025

Munaasabad Loogu Dabaal Degayo Malinta Caalamiga ah ee Duulista Rayidka oo Maanta Lagu qabtay magalada Muqdisho.

Hey’adda Duulista Rayidka Soomaliyeed ayaa Soo agaasintay Xafladaan, oo ay kasoo Qeyb Galeen Safiirada Dalalka Calamka iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

"Wakhti hala siiyo salaadiinta iyo dadka mudakarka ah oo wax maqla, hadaynu is maqli weyno oo is dhex yaacno hogaanka ay...
07/12/2025

"Wakhti hala siiyo salaadiinta iyo dadka mudakarka ah oo wax maqla, hadaynu is maqli weyno oo is dhex yaacno hogaanka ayaa inaga lumaya, wadooyinka hala furo tukaamadana hala furo ". Xil. Abiib

07/12/2025

Waa Dhaawac Cusub Oo Loola Cararayo Isbitaalka

Dhimashadu Saaka Waa 1 qof halka Sadex kalana La dhawacay
Fadlan sii ad Ulaa socoto xogihi ogu danbeyay

   - Wasiirkii Warfaafinta Somaliland Aya is Casilay  Maxay kula tahay Sbaabta ka danbeysa is Casiladisa ?
06/12/2025

- Wasiirkii Warfaafinta Somaliland Aya is Casilay
Maxay kula tahay Sbaabta ka danbeysa is Casiladisa ?

06/12/2025

Gurmad Cafimad aya garay Magalada borame oo ay ka socdan isku dhacyo udhaxeya Ciidamada Somaliland & Shacabka reer borama
Fadlan nagu soo biir Idil Ayruush Idil Bashir

Isna Hada ayuu tacsi u diray shacabkii dhaawaca iyo khasaaruhu soo gaadhayeen  , isaga oo ahaa mas’uulkii ugu sareeyay e...
06/12/2025

Isna Hada ayuu tacsi u diray shacabkii dhaawaca iyo khasaaruhu soo gaadhayeen , isaga oo ahaa mas’uulkii ugu sareeyay ee matalayay Reer Awdal ..

06/12/2025

Dhawacyadi adka uu cusle ee ku dhawacmay Magalada borame aya loo soo gudbiyaay Magalada jigjiga
Mamaulka deeganka ayana kalin wayn ka qadan haya badbadinta dhalinyarada dhawaca ah
Wariye Xabiib Maxamed

Address

Addis Ababa
665577

Telephone

+251711673266

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wariye Xabiib Maxamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wariye Xabiib Maxamed:

Share