07/05/2024
Habeenka champions leaguega
Caawa waxa jiri doono kulan aad u xiisa badan oo aay fooda is dari doonan kooxaha Paris Saint-Germain iyo Borussia Dortmund oo wada dheeli doono kulan loogu gudbi doono finalka champions leaguega.
Kooxda paris todoba kulan oo champions league ah shaqabeda maynan ilaashan
Halka Dortmund gool uu hafkii h**e lugtii kobaad u dhaliyay ciyaryahan Niclas Fullkrug's kaga filnaatay iney hal iyo waxba ku garaacan paris.
Xili uu Jordan Sancho xaday shoowgii kulanka
Waxaa muuqato suurta galnimo aad u sareyso oo ay Dortmund ugu gudbi karto finalka champions leaguega tan iyo sanadkii 2013
Lakiin paris ayaa iyana rabta iney boorka iska jafaan oo ciyaarta dhinaca kale u roogan
Paris iyo Dortmund 5tii kulan eey is wajaheen min laba kulan ayeey kala badiyeen halka midna aay Barbara galeen
Caawa kulanka wuxuu ka dhici doonaa Garoonka kooxda paris ee Parc des Princes
10ka habeeimo ama 4ta saac xiliga geeska Africa
Waxa ciyarata garsoora ka ah Daniele Orsato oo u dhashay Italy
Halka vaartana uu fadhisan dono Massimiliano Irrati (ITA)
Waa inoo iyo Kulanka xiisaha badan.