21/10/2025
Gogosha nabada iyo dibu heshiisiinta ceerigaabo iyo guud ahaan gobol sanaag ay dawladu ka dhigtey ee aanay gabi ahaanba wax door ah aanay kulahay salaadiintii iyo boqorkii habarjeclo tolow waa gogol caynkee ah waa suaale?
Sidu waa sidee???????