Gungaadh Media GGM

Gungaadh Media GGM Bogan waxaad kaga bogan kartaa Wararka Cusub iyo Sooyaalkii umada Somaaliyed Guud ahaanteedba

13/05/2026

30/07/2025

Degmooyinka iyo Gobolada ay ansixiyeen Baarlamaanka deeganka ma is leedahay waa kuwo lagusoo xulay sifo ku salaysan xaqiiqda

01/05/2025

Sawaxanka siyaasaseed ee xukuumada deeganka maxay ku qutuntaa talow,
Waxaan ka badin waayay uun in ay aragto xukuumadu jin ayna dadku arag oo iyada Duulan ah.

It is said that A demon found a donkey tied to a tree. He untied the donkey and released it. The donkey went to someone'...
13/08/2023

It is said that
A demon found a donkey tied to a tree.
He untied the donkey and released it.
The donkey went to someone's orchard.
He ate green and dry.

The wife of the owner of the garden saw him and shot him, killing him.

The owner of the donkey heard the sound of gunfire and ran to the place.
He saw his donkey covered in his own blood, so he set off, and soon returned with a gun, which he aimed at the woman and killed her.

Her husband saw what happened, so he took the gun and killed the owner of the donkey.

They asked the devil what did you do?
He said: Nothing but I let the donkey loose.

Wisdom: If you want to destroy a country, unleash its donkeys.

31/07/2023

شعر الامام الشافعي رحمه الله :

دَعِ الأَيّامَ تَفعَلُ ما تَشاءُ
وَطِب نَفساً إِذا حَكَمَ القَضاءُ
وَلا تَجزَع لِحادِثَةِ اللَيالي
فَما لِحَوادِثِ الدُنيا بَقاءُ
وَكُن رَجُلاً عَلى الأَهوالِ جَلداً
وَشيمَتُكَ السَماحَةُ وَالوَفاءُ
وَإِن كَثُرَت عُيوبُكَ في البَرايا
وَسَرَّكَ أَن يَكونَ لَها غِطاءُ
تَسَتَّر بِالسَخاءِ فَكُلُّ عَيبٍ
يُغَطّيهِ كَما قيلَ السَخاءُ
وَلا تُرِ لِلأَعادي قَطُّ ذُلّاً
فَإِنَّ شَماتَةَ الأَعدا بَلاءُ
وَلا تَرجُ السَماحَةَ مِن بَخيلٍ
فَما في النارِ لِلظَمآنِ ماءُ
وَرِزقُكَ لَيسَ يُنقِصُهُ التَأَنّي
وَلَيسَ يَزيدُ في الرِزقِ العَناءُ
وَلا حُزنٌ يَدومُ وَلا سُرورٌ
وَلا بُؤسٌ عَلَيكَ وَلا رَخاءُ
إِذا ما كُنتَ ذا قَلبٍ قَنوعٍ
فَأَنتَ وَمالِكُ الدُنيا سَواءُ
وَمَن نَزَلَت بِساحَتِهِ المَنايا
فَلا أَرضٌ تَقيهِ وَلا سَماءُ
وَأَرضُ اللَهِ واسِعَةٌ وَلَكِن
إِذا نَزَلَ القَضا ضاقَ الفَضاءُ
دَعِ الأَيّامَ تَغدِرُ كُلَّ حِينٍ
فَما يُغني عَنِ المَوتِ الدَواءُ

Jijiga iyo Gaadid la,aanta ka jirta iyo gaadhi faraskii oo boodhka laga jafanayo.Xukumada DDS ayaa naafaysay gaadidkii a...
23/02/2023

Jijiga iyo Gaadid la,aanta ka jirta iyo gaadhi faraskii oo boodhka laga jafanayo.

Xukumada DDS ayaa naafaysay gaadidkii ay bulshadu adeegsan jirtay ee Bajajta iyadood moodayso in magaaladu bandow tahay habeenkii aroortina ardaydii dugsiyada aadayay oo wax ay raacan la,a ayaa wadada hareera tuban.

Xukuumadu waxay ka gaabisay inay dayactirto baaburti u adeegi jirtay bulshada, waxayna u muuqataa in xukumadu ayna Dan ka lahayn bulshada ay matasho lkn hadaba kalsooni intee la eg ayay bulshadu ku qabtaa xukuumada noocas ah? jawaabtu waa ay cadahay.

Hadaba way ku saxan yihiin bulshadu inay dib boodhka uga jafato Baala gaadhigi ama gaadhi faraskii la adeegsan jiray intayna soo bixin bajajtu ..

SHARE

Magaalada Addis Ababa.Waxaa jira guud ahaan wadanka itoobiya isbadal la filayo inuu ka dhaco dhawaan isbadalkaas oo ku a...
16/01/2023

Magaalada Addis Ababa.

Waxaa jira guud ahaan wadanka itoobiya isbadal la filayo inuu ka dhaco dhawaan isbadalkaas oo ku astaysan heshiiskii dhawaan lala galay Deeganka Tigray ee dagaalku ka socday.
Hadaba muxuu yahay isbadalka la filayo
1- in la dhiso dawlad cusub oo ay kasoo dhex muuqan doonan madaxda deeganka tigray ee saami qaybsiga xukuumada hada jirta aan qayb ka ahayn
2- in dhamaan dadkii gulufka dagaalka tigray lagu qaaday qaybta ka ahaa ee hada kamidka ah xukuumada hada jirtay ama federal ha ahaato ama deeganada ha ahaadane Laga badalo boosaska ay ku qoranyihiin si xanaftii ay qaybta ka ahaayen loo booga dhayo
- waxaana kuwaas ka mid ah Madaxwayna yaasha deeganada ee cidanka deegankooda udiray dagaalku markuu socday iyo kuwa media la hadlay ee ku warbixinayay waa in la tirtiro TPLF iyo shacabka tigray IWM.

Hadaba waxaa magaalada Addis Ababa ka bilowday shirar goos goos ah iyo kuwo horu dhac ah oo ku astaysan soo dhawaynta isbadalka cusub ee la filayo in uu ka dhoco guud ahaan dalka

Dhalinyaro iyo muwaadiniin udhashay deeganka soomalida ayaa Qayb ka ah soo dhawaynta isbadalka cusub iyo xukuumada dhawaan la filayo in la dhiso.
waxaana kamida madax h**e oo deeganka kasoo arimisay waxaana kamida Ugaas Abdi Adar

Kooxda ka arimisa deeganka soomlida ayaa waxaa soo wajahay jahawareer siyaasadeed, kooxdan oo ah koox Ganacsato ku ganacsata Lacagtii deeganka bulshada ku dhaqan lagu horumarin lahaa ee adeegyada aas aasiga ah loogu samayn lahaa.

Kala soco wixii kasoo cusboonada arimaha isbadalka

Madaxwaynaha Dawlad deeganka Somalida Mustafa Omer ayaa dhagax dhigay saaka  mashruuca biyo galinta magaalada tog wajaal...
29/10/2022

Madaxwaynaha Dawlad deeganka Somalida Mustafa Omer ayaa dhagax dhigay saaka mashruuca biyo galinta magaalada tog wajaale

Mashruucan oo ay ku baxayso 490Milyan. mashruucan oo ay maal-galisay wazaarada JFDI waxaana fulinaya wakaalada Qodista Ceelasha biyaha ee DDS
Waxaana ka faaidaysanaya 56,000.HH (Qoys)

Gungaadh Media GGM

29/10/2022

Qaraxa Soobe ka dhacay inta ku dhimatay alaha u naxariisto inta dhaawaca ahna alaha u booga dhayo runtii waa dhacdo xanuun badan.

Gungaadh Media GGM

25/10/2022

Dhacdada garoonka diyaaradaha ee Jijiga Wilwal International Airport waa dhacdo murugo xanbaarsan ee waa in go,aan keeda si adag loo gaadho.

Address

Addis Ababa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gungaadh Media GGM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gungaadh Media GGM:

Share