Master duulaaye

Master  duulaaye Dhacdooyin xaqiiqo ah

18/06/2026

Kusoo Dhowaada Hilinfur Media —
Madal Cusub oo Garaadka iyo Maanka Lagu Sifeeyo!

✨Bismillaah. Maanta waxaan si rasmi ah u daah-furaynaa bogga Hilinfur Media, kaas oo u dhashay inuu noqod wehelkaaga koowaad ee dhinac kasta oo nolosha, aqoonta, iyo murtida ah.

Ereyga "Hilinfur" wuxuu ka dhigan yahay fure jid cusub oo aan h**e loo marin. Jidkaas aan maanta wada bilaabayno waa jidka aqoon dhab ah, falanqayn qoto dheer, iyo murtida casriga ah ee lagu dhiso garaadka bulshada.
Nolosha maanta waxay u baahan tahay dad maankoodu furgan yahay, diyaar u ah inay bartaan wax cusub, dadkaasna waa ADIGA akhristaha sharafta leh ee hadda qoraalkan akhrinaya.🤝

Tallaabadaada ugu horreysa ee maanta:Si aynu safarkan quruxda badan u wada bilowno,

fadlan: Follow/Like dheh si aysan kuu dhaafin qoraallada tayada leh.
Sii Share-garee (la wadaag) asxaabtaada si ay hiigsigan cusub inagula dhex jibaaxaan.

Waxaan idiin ballan-qaadaynaa qoraallo aqoon ku dhex jirto, saacad kasta oo aad boggan soo booqatana aad kala baxi doonto nuxur iyo xikmad kuu gaar ah.Kusoo dhowaada gacmo furan iyo goob aqooneed! 🌹📈

Address

30
Addis Ababa
GOOD

Telephone

+251923797707

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Master duulaaye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share