Etv Af- Soomaali

Etv Af- Soomaali Ethiopian Broadcasting Corporation is a 24 hour working public media. Etv Af- Soomaali is one of the
(3)

Ethiopian Broadcasting Corporation is a national media which disseminates its news and programs world wide via Television,Radio and Website.

Warka... 09/12/2018
15/08/2026

Warka... 09/12/2018

Warka... 09/12/2018

14/08/2026

Inkastoo Itoobiya ay tahay dalka kaliya ee gobolkan geeska Afrika ee dhaqaalihiisu ku korayo sida xowliga ah hadana waxaa culays ku ah kharashaadka badan ee kaga baxa adeega saadka iyo logistics ka dekadaha, sidaa darteed, dadaalada haatan ay Itoobiya ku dalbanayso helida dekada oo ah mid ay kudoonayso qaab sharci oo nabadeed ayaa ah talaabo taariikhi ah oo faa'iido wayn u leh dhaqaalaha Itoobiya iyo guud ahaan gobolka geeska Afrika.

14/08/2026

Ergayda shir-waynaha wadatashiga qaran ee Itoobiya oo ahmiyada siiyay arimaha danaha wadajirka ee heer dal ayaa Itoobiya u furay bog cusub oo ah midnimada qaran.

14/08/2026

Warka... 08/12/2018

  Shir-waynaha wada-xaajoodka qaran ee Itoobiya oo galay marxalad gabo gabo ah iyo is-afgaradka laga sameeyay 8 da mowdu...
13/08/2026

Shir-waynaha wada-xaajoodka qaran ee Itoobiya oo galay marxalad gabo gabo ah iyo is-afgaradka laga sameeyay 8 da mowduuc ee laga wadatashanayo.

Shir-waynaha wada-xaajoodka qaran ee Itoobiya oo galay marxalad gab...

13/08/2026

Shir-waynaha wadatashiga qaran waa mid si cilmiyaysan oo qotodheer looga wadatashaday 8 da mowduuc ee waawayn waxaana ka-soobixi doona natiijo midhadhal ah oo abuuri doonta Itoobiya cusub oo loowada dhanyahay, leh midnimo qaran iyo wadahir"Ergayda shir-waynaha wadatashiga qaran ee Itoobiya.

13/08/2026

"Wada-xaajoodka qaran oo gabo gabo kudhaw waa mid u socda si wanaagsan oo wadatashi leh, is-xushmayn iyo is af-garadleh oo cidwalbo qanciyay,raaligaliyay,isagoo dalka u horseedi doona nabad waarta ,horumar iyo midnimo"Ergayda qaybta ka ah shirwaynaha wadatashiga qaran ee Itoobiya.

13/08/2026

Howlaha horumarineed ee midha-dhalka ah ee ay hirgalisay dawladda wadajir 5 tii sao ee la soodhaafay ayaa muujinaya sida ay qorshayaasheeda oogu dhaqangaliso ficil ahaan.

Golaha Isbaddalka Beeraha DDS (Somali Regional State Agricultural Transformation Council – SRS ATC) ayaa yeeshay kulanki...
13/08/2026

Golaha Isbaddalka Beeraha DDS (Somali Regional State Agricultural Transformation Council – SRS ATC) ayaa yeeshay kulankiisii koowaad, waxaana shir guddoomiyay Madaxweyne Ku-xigeenkaDDS, Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax.

******************

Kulanka ayaa lagu soo bandhigay lagagana dooday ajandayaal ay kamid yihiin bilowga shaqada Golaha, ansixinta hannaanka iyo qaab-dhismeedka Golaha, nidaamka hoggaaminta iyo warbixinta Guddiga Farsamada, kuwaas oo qeexaya masuuliyadda habka isku-duwidda, dabagalka fulinta iyo isla-xisaabtanka.

Golaha ayaa ka shaqayn doona casriyaynta wax-soo-saarka beeraha iyo xoolaha, isku xidhka hay’adaha, cilmi-baadhista, waraabka, tiknoolajiyadda, suuqyada iyo maalgashiga, si beeralayda iyo xoolo-dhaqatadu u helaan adeegyo casri ah, aqoon iyo tiknoolajiyad kor u qaadda wax-soo-saarkooda iyo dakhligooda.

DDS ayaa ahmid gaar ah siinaysay in khayraadka dhuleed iyo awoodda wax-soo-saar ee deegaanka loo badalo fursad dhaqaale iyo dammaanad-qaad cunto.

Ka faa’iidaysiga dhulka ku habboon beeraha, ballaadhinta waraabka, adeegsiga tiknoolajiyadda casriga ah iyo isku xidhka wax-soo-saarka iyo suuqyada ayaa muhiim u ah in la kordhiyo wax-soo-saarka, lana yareeyo ku-tiirsanaanta cunto dibadda laga keeno.

Gabagabadii kulankan oo ah kii koowaad ayaa bilow u ah dadaallada lagu doonayo in awoodda wax-soo-saar ee DDS si qorshaysan looga faa’iidaysto, beeraha iyo xoolahana looga dhigo tiir muhiim u ah dammaanad-qaadka cuntada, koboca dhaqaalaha iyo horumarka.

13/08/2026

Warka... 07/12/2018

Address

Shegole, Addisu Gebeya
Addis Ababa
ADDISABABA,ETHIOPIA

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Etv Af- Soomaali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Etv Af- Soomaali:

Shortcuts

Share