Taqwa media

Taqwa media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Taqwa media, Addis Ababa.

15/08/2025

Maxa ka amiinsantahay baladhinta mamulka ee laga sameeyay dawlad deeganka somalida

Allah ba mahadleh waxa la sidadayhalgama adan allale
07/07/2025

Allah ba mahadleh waxa la sidaday
halgama adan allale

free adan alaale    waxa saka si sharciga bal marsan ku xidhay police ka ismamulka dirdhabe
07/07/2025

free adan alaale

waxa saka si sharciga bal marsan ku xidhay police ka ismamulka dirdhabe

asc waxa jira cabashoyin laga qabo xafiska mamulka dhulka ee ismamulka dir dhabe waxa jira dad shacaba oo laga qaday dhu...
03/07/2025

asc waxa jira cabashoyin laga qabo xafiska mamulka dhulka ee ismamulka dir dhabe waxa jira dad shacaba oo laga qaday dhul horumar laga sameeyay ila hada na qadan badalki sharcigu uu ogola mudo laga jooga 12 sano iyado lo sobabeyay musuq hadheeyay xafiska

waxay dadka shacabka ahi codsanayan in loo
adeego waxa kale oo laxaqijiyay in dad gara loo adeego

27/06/2025
27/06/2025

happy independence day

Ya guulaysan kara ciyarta cawa real madrid vs man city
11/02/2025

Ya guulaysan kara ciyarta cawa real madrid vs man city

Gabar caddaan ah ayaa gaandi ku tiri: waan ku jeclahay.Wuxuu ku yiri " Anigu wax la igu jeclaado igama muuqdaan, laakiin...
31/01/2023

Gabar caddaan ah ayaa gaandi ku tiri: waan ku jeclahay.

Wuxuu ku yiri " Anigu wax la igu jeclaado igama muuqdaan, laakiin walaalkey oo iga yar igana qurux badan ayaa gadaashaada taagan ee isaga u bandhigo".

Gadaal ayey fiirisay balse qofna meesha ma taagna, iyadoo yaabban ayey markale gaandi soo eegtay.

Wuxuu ku yiri; " haddaad si dhab ah ii jeceshahay maxaad gadaal u fiirisay"!

Lajeclow Walalka Khayrka ❤️✍

Marmarka qar waxad arkaysa hadlo is buurinaya maxa yeelay caksi ayay isku yihin waxa uu siido iyo waxa ku qorna ismalaha...
31/01/2023

Marmarka qar waxad arkaysa hadlo is buurinaya maxa yeelay caksi ayay isku yihin waxa uu siido iyo waxa ku qorna ismalahan

Asc subax wanagsan maxa ka wanagsan markad subax aragtid hooyo dhaqanki xidhan
31/01/2023

Asc subax wanagsan maxa ka wanagsan markad subax aragtid hooyo dhaqanki xidhan

Address

Addis Ababa

Telephone

+251915006057

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taqwa media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share